Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Real Madrid oo u soo duushay London…+SAWIRRO

$
0
0

(Madrid) 31 Okt 2017. Naadiga Real Madrid ayaa u soo duulay magaalada London ee dalka Ingiriiska si ay habeen dambe ula ciyaaraan kooxda Tottenham tartanka Champions League.

Waa markii ugu horreysay ay kooxda Zidane taariikhda ku ciyaari doonto garoonka Wembley xulka Ingiriiska.

Kulankii hore ee lagu soo ciyaaray Madrid ayay kooxaha ku soo kala bexeen bar baro 1-1.

DAAWO SAWIRRO:

cr

Sergio Ramos looks sharp in his suit as he and ambassador Roberto Carlos head to the flight

The Real Madrid captain posed alongside team-mate Marcelo ahead of take-off on Tuesday

Karim Benzema posted this snap of himself preparing to board the Real Madrid plane

Roberto Carlos takes a selfie on board the flight alongside fellow Real Madrid great Raul 

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles