Real Madrid oo u soo duushay London…+SAWIRRO
(Madrid) 31 Okt 2017. Naadiga Real Madrid ayaa u soo duulay magaalada London ee dalka Ingiriiska si ay habeen dambe ula ciyaaraan kooxda Tottenham tartanka Champions League. Waa markii ugu horreysay ay...
View ArticleMan City oo laga mamnuucay inay Saraawiisha SUUN ku soo xirtaan kulanka Napoli!!
(Europe) 31 Okt 2017. Pep Guardiola iyo ciyaartoyda Manchester City ayaa loo ogolaan doonaa inay Suuman iyo waxyaabaha kale xirtaan, balse Shaqaalaha kooxda, Taageerayaasha iyo xitaa saxifiyiinta iyo...
View ArticleHadaladii ay is dhaafsadeen Dele Alli iyo Ashley Young oo daaha laga rogay
(England) 31 Okt 2017. Xiddigaha reer England ee Deli Alli iyo Ashley Young ayaa is qabtay oo sanka sanka isku saaray ciyaartii dhaweyd ay Man United goolka madiga ah uga adkaatay Tottenham horyaalka...
View ArticleGiroud oo daaha ka rogay SIRTA ka dambeysa inuu ku guuleysto Goolka ugu...
(Europe) 31 Okt 2017. Dhaliyaha Arsenal Olivier Giroud ayaa ku guuleystay abaal marinta Puskas Award ee goolka ugu qurxoon kubbada cagta adduunka ee 2017. Xiddiga reer France ayaa daaha ka rogay in...
View ArticleStephan El Shaarawy oo xalay Labo Rikoodh ku dhigay Chelsea
(Roma) 01 Nof 2017. Goolkii Stephan El Shaarawy bilowga ciyaarta uga naxsaday Chelsea ciyartii xalay ay Roma 3-da gool ku dubatay Blues ayaa sameeyay labo Rikoodh. Wiilka reer Talyaani ayaa gaaray...
View ArticleAntonio Conte oo si caro leh uga hadlay guul daradii xalay ka soo gaartay Roma
(Europe) 01 Nof 2017. Antonio Conte ayaa qiray in bahdilaadii ay xalay Roma kala kulmeen kaddib aysan kooxaha ka cabsan doonin Chelsea. Roma ayaa xalay ku rabbeysay Blues oo ay ku martay 3-0. Labo...
View Article“Ma garanayo wixii xalay dhacay.”. Thibaut Courtois
(Europe) 01 Nof 2017. Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois ayaa sheegay inuusan sharaxaad ka bixin Karin musiibadii xalay ku habsatay kooxdiisa Chelsea kaddib guul daradii 3-0 ay kala kulmeen AS Roma...
View Article“Daafaca Chelsea wuxuu aad u tabayaa Victor Moses.”. – Frank Lampard
(England) 01 Nof 2017. Rugcadaagii hore ee Chelsea Frank Lampard ayaa aaminsan in biyo deyska daafaca Chelsea ay sabab u tahay maqnaanshiyaha xoog wayne Victor Moses . 26 jirka ayaa ka maqan garoomada...
View Article“Dadku si dhaqsi leh ayay ku ilaaween wanaagii aan sameynay.”. Ronaldo
(London) 02 Nof 2017. Real Madrid ayaa guul daro qaraar xalay ka soo gaartay kooxda Tottenham oo ku dubatay 3-1 waana guul daradii labaad oo xiriir ah kaddib tii dhaweyd ee ka soo gaartay Girona...
View ArticleTAARIIKH: Sergio Aguero oo noqday laacibka ugu goolasha badan Manchester City
(Europe) 02 Nof 2017. Kaddib goolkii uu xalay ka dhaliyay Napoli tartanka Champions League oo ay kaga adkaadeen 4-2, Sergio Aguero ayaa noqday laacibka ugu goolasha badan ebid taariikhda Manchester...
View ArticleJurgen Klopp oo wax ka yiri dhaawaca Wijnaldum…+SAWIRRO
(Europe) 02 Nof 2017. Georginio Wijnaldum ayaa dhaawac ku baxay daqiiqadii 15-aad ciyaartii ay xalay Liverpool 3-0 uga adkaatay Maribor tartanka Champions League. Waxay u muuqataa inay dhibaato ka...
View Article“Ma doonayo inaan Heshiis cusub u saxiixo Real Madrid.”. -Cristiano Ronaldo
(Madrid) 02 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa dafiray inuu Real Madrid ka dalbay heshiis kor dhin isagoona guul daradii xalay ka soo gaartay Tottenham kaddib sheegay inuusan dooneyn inuu heshiiska u...
View ArticleSAWIRRO laga soo ururiyay Jabkii xalay ee Real Madrid
(Europe) 02 Okt 2017. Jariiradda Marca ayaa sawirro ka soo ururisay Jabkii xalay Real Madrid ka soo gaaray kooxda Tottenham oo 3-1 ku dubatay. Waa guul daradii ugu waynayd ee Los Blancos ka soo gaarta...
View ArticleEvra oo Ganaax adag kala kulmaya UEFA kaddib Laad kulul uu wajiga kaga...
(Europe) 03 Nof 2017. Daaficii hore ee Manchester United Patrice Evra ayaa xalay garoonka laga saaray iyadoo aysan xitaa bilaaban kulankii Europe League ay kooxdiisa Marseille la yeelaneysay Vitoria...
View ArticleChelsea VS Man United, Manchester City VS Arsenal….(Owen oo saadaaliyay...
(England) 03 Nof 2017. Xiddigii hore ee Liverpool, Manchester United iyo Real Madrid Michael Owen ayaa saadaaliyay kulamada la ciyaari doono Usbuucan Premier League oo ay ka mid yihiin kulamada...
View ArticleLabada Waji ee Cristiano Ronaldo Xilli ciyaareedkan…(Libaax vs Bisad)
(Madrid) 03 Nof 2017. Ronaldo ayaa xilli ciyaareedkan la soo baxay labo waji, waa libaax markuu joogo Champions League, La Ligana bisad. Goolkii uu ka dhaliyay Tottenham ciyaartii Real Madrid lagu...
View ArticleSanti Cazorla oo daaha ka rogay inuu ku dhawaaday in lugta laga Jaro
(England) 03 Nof 2017. Kubbad qaabeeyaha Arsenal Santi Cazorla ayaa ka sheekeeyay dhaawaca xun ee soo gaaray isagoona daaha karogay inuu ku dhawaaday in lugta laga jaro. Laacibka reer Spain ayaan u...
View ArticleXiddigaha Barcelona oo ka soo qeyb galay xaflada Dhalashada Wiilka Lionel...
(Catalonia) 23 Nof 2017. Wiilka curadka Lionel Messi ee Thiago ayaa usbuucan Shan jirsaday iyadoo ay xafladiisa ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah xiddigaha safka hore ee Barcelona. Thiago ayaa xaflada...
View ArticleJose Mourinho oo saakay Maxkamad la soo taagay…+SAWIRRO
(Madrid) 03 Nof 2017. Jose Mourinho ayaa saakay la soo taagay Maxkamad ku taala magaalada Madrid ee dalka Spain iyadoo uuna ka soo tagay wax yar kaddib markii dacwadiisa la dhageystay. Macallinka...
View ArticleSAFAFKA Macquulka ah ay ku soo gali karaan Chelsea VS Man United kulanka Axada
(England) 03 Nof 2017. Jose Mourinho ayaa axada dib ugu laaban doona Stamford Bridge isagoo wajihi doona kooxdiisii hore ee Chelsea. Blues ayaa jahwareer ku jirta iyadoona dooneysa inay isa soo...
View Article