(Europe) 02 Okt 2017. Jariiradda Marca ayaa sawirro ka soo ururisay Jabkii xalay Real Madrid ka soo gaaray kooxda Tottenham oo 3-1 ku dubatay.
Waa guul daradii ugu waynayd ee Los Blancos ka soo gaarta wareega Group yada Champions League tan iyo Bishii November 2008 kolkaa ay guul darro 2-0 kala kulmeen Juventus.
DAAWO Jahwareerka Real Madrid:
Gool FM.