Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo la guddoonsiiyay Abaal marin hor leh

(Madid) 03 Nof 2017. Cristiano Ronaldo oo dhawaan uun loo caleemo saaray laacibka ugu fiican ee FIFA isla markaana la saadaalinayo inuu hanan doono Balon d’Or ayaa sidoo kale maanta loo gacan galiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxba kama qabo haddii ay markale igu ooriyaan taageerayaasha Chelsea.”. –...

(England) 04 Nof 2017. Jose Mourinho ayaa aflagaado iyo oorin kala kulmay taageerayaasha Chelsea intii lagu guda jiray kulamadii ay iska hor yimaadeen kal ciyaareedkii hore iyadoo ay jirto inuu saddex...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Antonio Conte oo quus ka muujiyay inay jirto koox soo qaban karta Manchester...

(England) 04 Nof 2017. Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa dhib u arka in sanadkan la joojin karayo hogaamiyayaasha Premier League ee Man City. Blues ayaa sanadkii hore si raaxo leh ku qaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma og tahay in Arsenal ay iska diiday inay la soo saxiixato David Silva?

(England) 04 Nof 2017. Asenal ayaa daaha laga rogay inay iska diiday fursad ay kula soo saxiixan kartay mid ka mid ah xiddigaha qadka dhexe ee ugu fiican Premier League. Laacibka ku guuleystay koobka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAX isku DHAF ah oo laga sameeyay Arsenal-shii ‘Unbeaten’ iyo Man City...

(England) 04 Nof 2017. Man City iyo Arsenal ayaa berito ku balansan kulan xiiso leh oo ka tirsan Premier League. Wax guul darro ah lama kulmin kooxda Guardiola 10 kulan oo ay ilaa iminka ciyaartay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAFKA ay caawa Barcelona kala hortagi karto Sevilla

(Spain) 04 Nof 2017. Barcelona oo aan weli laga adkaan tan iyo Spanish Supercopa ee Augst ayaa caawa La Liga ku wajihi doonta kooxda adag ee Sevilla. Kooxda reer Catalonia ayaa bar baro goolal la’aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha caawa u diyaarka ah Chelsea vs Man United….(Kante waa diyaar)

(London) 05 Nof 2017. Chelsea ayaa kulan xiiso iyo xamaasad leh caawa Stamford Bridge ku marti galin doonta kooxda Manchester United. N’Golo Kante oo si aan caadi ahayn looga tabay Chelsea ooba la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Milkiilaha Chelsea oo CASHO ku marti qaaday Mourinho kaddib kulankooda caawa!!

(London) 05 Nof 2017. Roman Abramovich ayaa si lama filaan ah Jose Mourinho ugu marti qaaday kulan casho ah kaddib ciyaarta caawa ee Chelsea vs Manchester United. Macallinka reer Portugal, kaa oo labo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Luiz iyo Conte oo qoorta iskula jira xilli ay caawa wajahayaan Man United

(London) 05 Nof 2017. Daafaca Chelsea David Luiz iyo tababare Conte ayaa la warinayaa inay xiisad ka dhex taagan tahay ka hor kulanka ay caawa kala hortagayaan Man United. Xiddiga reer Brazil ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xiddigaha Chelsea waxay iga baryeen inaan diido xirashada Lambarka 9-aad ee...

(London) 05 Nof 2017. Alvaro Morata ayaa sheeganaya inuu iska dhago tiray saaxiibadiisa kaddib markii ay ka baryeen/tuugeen inuu iska diido xirashada Lambarka 9-aad ee Inkaaran. Bluse ayaa suuqii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KOOX isku dhaf ah oo laga sameeyay kulanka Man City vs Arsenal

(England) 05 Nof 2017. Jariiradda The Sun ayaa shax isku dhaf ah ka sameysay kulanka galabta baasaska badan la isku dhigi doono ee Man City vs Arsenal. Wiilasha Pep Guadiola ayaa xiddigaha ugu badan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAX Isku dhaf ah oo laga sameeyay kulanka caawa ee Chelsea vs Man United

(London) 05 Nof 2017. Jose Mourinho ayaa caawa soo booqan doona Stamford Bridge halkaa uu kula kulmi doono kooxdiisii hore ee Chelsea. The Sun ayaa shax isku dhaf ah ka sameysay kulankan iyadoo ay Red...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAFAFKA ay u badan tahay inay caawa ku soo gali doonaan Chelsea vs Man United

(London) 05 Nof 2017. Sadaasha inta badan waxay sheegeysaa in kulanka Chelsea Vs Man United uu noqon doono mid ku dhisan daafac oo aan lahaan doonin wax madadaalo iyo qurux intaba isla markaana ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulanka caawa ee Real Madrid vs Las Palmas oo micno gaar ah u sameynaya Marcelo

(Madrid) 05 Nof 2017. Real Madrid ayaa caawa wajihi doonta kooxda Las Palmas, balse kulanka ayaa micno gaar ah u sameynaya Marcelo. Daafaca reer Brazil ayaa Los Blancos  La Liga u safan doona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SERIE A: Juventus oo labaad soo degtay, Napoli oo lagu dhagay iyo Roma oo ku...

(Italy) 05 Nof 2017. Juventus ayaa soo gashay kaalinta labaad ee horyaalka Talyaaniga kaddib markii ay 2-1 kaga adkaatay Benevento. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay iyadoo 1-0 lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ronaldo wuxuu gurigiisa aadaa isagoo Xanaaqsan markuu GOOL dhalin waayo.”.

(Madrid) 06 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa markale garoonka ka baxay isagoon wax gool ah u dhalin Real Madrid kulankii xalay ay 3-da gool uga adkaadeen Las Palmas horyaalka Spain. Xiddiga reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Si fiican ayuu i garanayaa sida dhulka la isugu tuuro.”. – Wenger oo furka...

(England) 06 Nof 2017. Arsene Wenger ayaa caro kala dul dhacay weeraryahanka Manchester City Raheem Sterling kaddib rigooradii uu ku keenay Arsenal ciyaartii shalay ay uga adkaadeen 3-1. Xiddiga reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“8-dhibcood waxba ma ahan, Premier League-na laguma guuleysto Bishan November.”.

(Manchester) 06 Nof 2017. Ander Herrera ayaa aaminsan faanoole fari kama qodna oo wuxuu taagan yahay 8-dhibcood waxba ma ahan isla markaana Premier League laguma guuleysto bishan November. Manchester...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacib ka soo ciyaaray Premier League oo geeriyooday isagoo 25-jir ah

(Europe) 06 Nof 2017. Daaficii hore ee Stoke City Dionatan Teixeira ayaa geeriyooday isagoo 25 jir ah. Waxaa la tuhunsan yahay inuu u dhintay wadno xanuun mar uu waqti ku qaadanayay dalkiisa hooyo ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Luiz lama galin oo kaliya Keyd ee si xun ayaa loo bahdilay ka hor...

(London) 06 Nof 2017. David Luiz ayaa si lama filaan ah looga reebay shaxdii Chelsea ee xalay 1-0 uga adkaatay naadiga Man United. Laakiin maqnaansihiisa ma aysan carqaladeyn Blues oo waxay gool madi...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live