Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: West Ham oo xilka ka xayuubisay tababare Slaven Bilic

(London) 06 Nof 2017. West Ham ayaa ceyrisay tababaraheeda Slaven Bilic iyadoona la filayo inuu xilka qabto Flop kii hore ee Man United David Moyes . Kulankii sabtida ay guul darada 4-1 kala kulmeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waayaha Toni Kroos oo FILIM laga sameynayo

(Madrid) 07 Nof 2017. Kubbad qaabeeyaha Real Madrid Toni Kroos ayaa ku biiri doono ciyaartoy la doortay oo Filim laga sameyn doono noloshooda. Duubista Filimka ayaa bilaaban doonta bisha December ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zlatan Ibrahimovic oo jabiyay Dhaqan soo jireen u ahaa horyaalka Sweden…+SAWIRRO

(Malmo) 07 Nof 2017. Sida uu sheegayo dhaqanka iyo nidaamka soo jireenka ee horyaalka Sweden in madaxa FA-ga uu bixiyo Koobka, balse joog dheere Zlatan Ibrahimovic ayaa sheekadaasi baal maray isagoona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labo Harry oo laga reebay xulka England ee wajahaya Brazil iyo Germany

(England) 07 Nof 2017. Harry Kane iyo Harry Winks oo labaduba u ciyaara naadiga Tottenham ayaa sababo dhaawac looga reebay xulka England ee kulamada saaxiibtinimo la ciyaaraya xulalka Brazil iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: David Moyes oo loo magacaabay xilka Tababaranimo ee West Ham

(London) 07 Nof 2017. Flop-kii Manchester United David Moyes ayaa loo magacaabay xilka tababaranimo ee West Ham. Naadiga ka dhisan London ayaa shalay ceyrisay macallinkeedii Slaven Bilic kaddib labo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kante oo ka hadlay Keydkii la dhigay David Luiz

(London) 07 Nof 2017. N’Golo Kante ayaa sharaxaad ka bixiyay sababtii David Luiz keydka loo dhigay kulankii ay ka adkaadeen Manchester United. Xurduf yar oo dhex martay Conte iyo Luiz ayaa keentay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Luiz oo aaminsan in loo ciqaabayo saaxiibtinimadii kala dhexeysay Diego...

(London) 07 Nof 2017. David Luiz ayaa aaminsan in tababare Antonio Conte uu u ciqaabayo saaxiibtinimadii kala dhexeysay Diego Costa darteed. Daafaca reer Brazil ayaa in la safi waayo kulankii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United waa kooxda ugu Caajiska badan Premier League….(EEG...

(England) 07 Nof 2017. Tiro koob la soo saaray ayaa sheegaya in Manchester United ay tahay kooxda ugu caajiska badan Premier League ilaa iminka xilli ciyaareedka cusub. Wiilasha Jose Mourinho ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo aad uga carreysan Isco

(Madrid) 08 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu aad uga xanaaqsan yahay saaxiibkii Isco maadaama uu u mahad celin waayay kaddib markii uu u dhiibay gool hoo I dhali ah ciyaartii dhaweyd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhtarka xulka Brazil oo warbixin ka soo saaray dhaawaca Coutinho

(Brazil) 08 Nof 2017. Kubbad qaabeeyaha Liverpool Philippe Coutinho ayaa la midoobay xulka Brazil inkastuu qabo dhaawac muruqa ah. Dhakhtar xulka Brazil ayaa daaha ka rogay inaysan jirin fursad uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma doonayo inaan ku aado Spain wareega Group-yada Koobka Adduunka.”. Messi

(World) 08 Nof 2017. Kabtanka xulka Argentina Lionel Messi ayaa sheegay inuu doonayo inuu ka fogaado in wareega group yada koobka adduunka lagu aadiyo xulka Spain. Spain ayaa ku jirta dheriga labaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Cristiano Ronaldo wuu qaldan yahay.”. Sergio Ramos

(Madrid) 09 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa guul daradii Tottenham kaddib sheegay inay kooxda saameysay xiddigihii muhiimka ahaa ay iska direen. Xiddigo ay ka mid yihiin James Rodriguez, Pepe iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eden Hazard oo farxad galiyay taageerayaasha Real Madrid

(Europe) 09 Nof 2017. Eden Hazard ayaa qiray inay Riyo u rumowday noqon doonto haddii uu mar uun ka hoos ciyaaro tababare Zinedine Zidane. Xiddiga garabka weerarka kaga ciyaara Chelsea ayaa sheekadan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United  oo gacanta ku soo dhigtay Di Maria-ha cusub oo qofkasta iyo...

(Manchester) 09 Nof 2017. Man United ayaa la warinayaa inay Benfica kala soo wareegtay da’yarka lagu sheego Angel Di Maria ha cusub ee lagu magacaabo Umaro Embalo. Jose Mourinho ayaa Old Trafford...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Haddii aad jeceshahay Kubbada Cagta, Waxaad jeceshahay Lionel Messi.”.

(World) 10 Nof 2017. Tababare Arsene Wenger ayaa sheegay in haddii aad jeceshahay kubbada cagta aad sidoo kalena jeceshahay inaad daawato Lionel Messi. Koobka adduunka ee 2018 lagu qaban doono Ruushka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Daacadii ma ogeyn in Neymar uu kooxda ka tagi doono – Messi

(Europe) 10 Nof 2017. Lionel Messi ayaa ka dhawaajiyay inuusan ka warqabin go’aankii uu Neymar ugu biiray PSG ilaa laga gaaray daqiiqadii ugu dambeysay. Laacibka reer Brazil ayaa lacagihii ugu badnaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Morata oo doonaya inuu noqdo qofkii ugu horreeyay oo sheekadan ka dhaxla...

(Europe) 10 Nof 2017. Alvaro Morata ayaa eeganaya inuu noqdo laacibkii ugu horreeyay taariikhda ee ku wada guuleysta La Liga, Serie A iyo Premier League kaddib markii uu horyaalka Spain iyo Talyaaniga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Way adag tahay laakiin waa suuro gal in Neymar uu ku biiro Real Madrid.”....

(Europe) 10 Nof 2017. Alvaro Morata ayaa qaba in Neymar uu ku biiri karo kooxdiisii hore ee Real Madrid balse ay aad u adag tahay. Laacibka reer Brazil ayaa markale lala xiriirinayaa Los Blancos...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus oo bursaneysa Bellerin

(Europe) 10 Nof 2017. Juventus ayaa raacdo xoogan ugu jirta sidii ay ku heli lahayd daafaca garabka Midig ee Arsenal Hector Bellerin. Gunners ayaa filaneysa inay wajahdo dagaal ah sidii ay u xafidan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: David Luiz oo ku soo laabtay tababarka Chelsea kaddib dagaalkii Conte

(London) 10 Nof 2017. David Luiz ayaa markii ugu horreysay ku soo laabtay tababarka Chelsea kaddib dagaalkii dhex maray isaga iyo tababare Antonio Conte. Conte ayaa tababarka kooxda koowaad ka...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live