Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO: David Luiz oo ku soo laabtay tababarka Chelsea kaddib dagaalkii Conte

$
0
0

(London) 10 Nof 2017. David Luiz ayaa markii ugu horreysay ku soo laabtay tababarka Chelsea kaddib dagaalkii dhex maray isaga iyo tababare Antonio Conte.

Conte ayaa tababarka kooxda koowaad ka mamnuucay Luiz kaddib markii uu daafaca reer Brazil su’aal galiyay xeeladiisa tababaranimo.

Laakiin laacibka iyo macallinka ayaa kulmay horaantii usbuucan si ay xal uga gaaraan xurdufta dhex martay.

David Luiz ayaa si lama filaan ah looga saaray safkii Blues ee wajahayay Man United usbuucii la soo dhaafay, laakiin laacibka ayaa iminka ku soo laabtay tababarka kooxda ee Cobham HQ, halkaa uu tababarka kula qaatay xiddigaha ka soo haray kuwii u baxay wajibaadka xulalkooda.

SAWIRRO:

dddd

 Marcos Alonso is another senior player still training with Luiz after he was overlooked by Spain

 Luiz is now back with the first team group at Stamford Bridge

 Danny Drinkwater rejected the chance of linking up with the England squad because he didn't feel fit enough

 Luiz is back training with the first team having healed his rift with Antonio Conte

 David Luiz and Danny Drinkwater took part in full Chelsea training today

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025