Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

“Si fiican ayuu i garanayaa sida dhulka la isugu tuuro.”. – Wenger oo furka ku tuuray Sterling

$
0
0

wenger

(England) 06 Nof 2017. Arsene Wenger ayaa caro kala dul dhacay weeraryahanka Manchester City Raheem Sterling kaddib rigooradii uu ku keenay Arsenal ciyaartii shalay ay uga adkaadeen 3-1.

Xiddiga reer England ayaa si sahlan dhulka isugu tuuray mar uu riixay Nacho Monreal ciyaarta oo mareysa 1-0 waxaana rigooradii la dhigay ansixiyay Sergio Aguero oo labo iyo eber ka dhigay.

Wenger BLASTED for 'totally wrong' Sterling criticism and told to apologise

“Waxaan aaminsanahay inaysan Rigoore ahayn,”. Wenger ayaa sidaa u sheegay BBC Sport.

“Waan ognahay in Rahmee Sterling uu si fiican dhulka isugu tuuro. Aad ayuu ugu dheereeyaa midaa.

Rugcadaagii hore ee xulka England iyo naadiga Newcastle United Alan Shearer ayaa ugu baaqay Wenger inuu raali galin ka bixiyo hadalka uu ka yiri Sterling isla markaana ay rigooradu ahayd mid sax ah.

Wenger BLASTED for 'totally wrong' Sterling criticism and told to apologise

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles