Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAFAFKA Macquulka ah ay ku soo gali karaan Chelsea VS Man United kulanka Axada

$
0
0

joseee

(England) 03 Nof 2017. Jose Mourinho ayaa axada dib ugu laaban doona Stamford Bridge isagoo wajihi doona kooxdiisii hore ee Chelsea.

Blues ayaa jahwareer ku jirta iyadoona dooneysa inay isa soo nooleyso kulanka axada halka ay Red Devils dadaal ugu jirto sidii ay wax ula qeybsan lahayd Man City oo 5 dhibcood ka sarreysa.

Haddaba Goal ayaa soo saartay SAFAFKA macquulka ah inay ku soo galaan Chelsea iyo Man United kulankooda axada ee Premier League:

CHELSEA:

Chelsea Team News predicted GFX Man United

MANCHESTER UNITED:

Man Utd possible XI

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles