(Europe) 30 Nof 2017. The Sun ayaa soo ururisay Lamaanayaasha weerarka ee ilaa iminka ugu fiican Yurub xilli ciyaareedkan.
Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema ayaa lagu sheegay lamaanayaasha ugu xun Xilli ciyaareedkan horyaalada Yurub balse waa kuwee kuwa ugu fiican.
Halkan hoose Lamaanayaasha ee dhanka weerarka ugu fiican Yurub:
9= Mohamed Salah and Sadio Mane, Liverpool, Liverpool — 16 (12+4)
9 = Radamel Falcao and Adama Traore, Monaco — 16 (13+3)
9= Robert Lewandowski and Arjen Robben, Bayern Munich — 16 (13+3)
9= Lionel Messi and Paulinho, Barcelona — 16 (12+4)
7= Pierre-Emerick Aubameyang and Maximilian Philipp, Borussia Dortmund — 17 (11+6)
7= Simone Zaza and Rodrigo, Valencia — 17 (9+8)
5= Sergio Aguero and Raheem Sterling, Manchester City — 18 (9+9)
5= Ciro Immobile and Luis Alberto, Lazio — 18 (15+3)
4 Mauro Icardi and Ivan Perisic, Inter Milan — 19 (15+4)
3 Paulo Dybala and Gonzalo Higuain, Juventus — 20 (12+8)
2 Nabil Fekir and Mariano Diaz, Lyon — 21 (11+10)
1 Edinson Cavani and Neymar, Paris Saint-Germain — 24 (16+8)![Neymar and Edinson Cavani have been irresistible in Paris]()
Gool FM.