Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Nike oo qishtay in Ronaldo uu habeen dambe ku guuleysan doono Ballon d’Or

$
0
0

rrr

(Europe) 06 Dis 2017. Nike ayaa bixisay qish wayn oo ah in Ronaldo uu habeen dambe Shaneysan doono Ballon d’Or isla markaana iska bareejeyn doono Lionel Messi.

Shirkada ayaa soo saartay labo joog oo kabo ah ka hor inta aan habeen dambe magaalada Paris lagu shaacin cida ku guuleysan doonta abaal marinta.

Mid ka mid ah Kobaha oo nuucoodu yahay the Mercurial Superfly V Quinto Triunfo CR7 oo xitaa ku qoran tahay “koobkii shanaad’” oo luqada Burtuqiiska ah.

Kobaha cadaanka iyo dahabiga isugu jira ayaa ku qoran afarta jeer uu Ronaldo ku soo guuleystay Ballon d’Or 2008, 2013, 2014, 2016 waxaa sidoo kale gudaha lagu qoray 2017 ee ah mida habeen dambe lagu wado inuu ku guuleysto.

 The Nike Mercurial Superfly V Quinto Triunfo CR7 boots have the years of all of Cristiano Ronaldo's Ballon d'Or wins inscribed inside

France Footbal ayaa sanadkan magacaabi doonta ku guuleystaha abaal marinta, waxaana si wayn loo saadaalinayaa inay u gacan gali doonto Ronaldo oo iska bareejeyn doona Messi oo heysta 5-jeer.

Ballon d’Or ayaa la warinayaa in lagu bixin doono halka sare ee taalada caanka ah ee  Eiffel Tower.

SAWIRRO:

 Nike have hinted Cristiano Ronaldo will win his fifth Ballon d'Or with the release of these new boots

 'Quinto Triunfo' translates from Portuguese to 'fifth triumph'

 These are the boots set to be released as this year's Ballon d'Or winner is announced

 The Nike boots have a white and gold colour scheme

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025