Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo goor dhow la sameynayo

(Muqdisho) 05 Dis 2017. Waxaa goordhaw la sameyn doonaa isku aadka ciyaaraha maamul goboleedyada oo ay ka qeyb qaadanayaan lix xul. Ka qeyb galayaasha tartanka ayaa ku wada sugan Muqdisho, waxa ayna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Man United oo aaminsan inay Qorshahan kaga adkaan karaan Man City

(Manchester) 05 Dis 2017. Usbuuca soo socda ayaa marti galin doona kulan aad u xiiso badan oo horyaalka Premier League derby Manchester. Marka laga soo tago in kulanku yahay mid ka mid ah kulabada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 05 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Isku aadka Tartanka maamul Goboleedyada Soomaaliya oo la sameeyay

(Muqdisho) 05 Dis 2017. Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho. Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix Maamul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa sidee xaalka, Ma Timo Jare ayuu isku badelay David Luiz!!???

(London) 05 Dis 2017. David Luiz ayaa baryahaan garoomada laga waayay balse wuxuu soo muuqday isagoo shaqo cusub heysta isla markaana tinta u xiiraya Eden Hazard. Daafaca dhexe ee reer Brazil ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diego Costa oo si aan caadi ahayn uga shaqeeyay Jirkiisa

(Madrid) 05 Dis 2017. Diego Costa ayaa caawa soo booqan doonin gegadiisii hore ee Stamford Bridge kulanka ay caawa Atletico Madrid la yeelan doonto Chelsea tartanka Champions League kaddib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Shakhtar Donetsk vs Manchester City

(Europe) 06 Dis 2017. Shakhtar Donetsk ayaa soo dhawaynaysa Man City kulankeedii ugu dambeeyay wareega group yada Champions League iyadoo u baahan hal dhibic oo qura si ay ugu soo gudubto 16-ka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Liverpool vs Spartak Moscow

(Europe) 06 Dis 2017. Liverpool iyo Spartak Moscow ayaa ciyaari doona kulan dhiiga iyo dhacaanka ah maadaama ay labada kooxba leeyihiin yool culus ay hiigsanayaan. Kooxda reer England ayaa 9-dhibcood...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Real Madrid vs Borussia Dortmund

(Europe) 06 Dis 2017. Real Madrid ayaa caawa gegadeeda Bernabeu ku marti galin doonta kooxda reer Germany Dortmund taa oo isaga hartay tartanka Champions League. Borussia Dortmund iska ciyaar uun u ma...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Feyenoord vs Napoli

(Europe) 06 Dis 2017. Kulanku wax minco ah uma lahan Feynoord maadaama ay ka hartay Champions League iyo Europe League kaddib markii laga adkaatay dhammaan 5-tii kulan ay ciyaartay. Napoli ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kylian Mbappe oo xalay Rikoodh ka dhigay Champions League

(Europe) 06 Dis 2017. Kylian Mbappe ayaa xalay Rikoodh cusub gisthay baalka Champions League kaddib goolkii uu ka dhaliyay Bayern Munich ciyaartii laga adkaatay kooxdiisa PSG. Xiddiga reer France ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo ku aadi karta Barcelona iyo PSG…(Hazard iyo Conte oo ka hadlay)

(London( 06 Dis 2017. Chelsea ayaa u taag heysa inay koox adag ku dhici doonto wareega 16-ka Champions League kaddib markii ay kaalinta labaad ku soo baxday. Blues ayaa bar baro xalay la gashay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 06 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Cabsi aan ka qabay Roy Keane darteed ayaan u qaatay go’aan qaldan.”.

(England) 06 Dis 2017. Garsooraha khabiirka ah ee beri dhexdaa isaga tagay Premier League ee Mark Clattenburg ayaa daaha ka rogay sheeko Yaab leh oo dhex martay isaga iyo dagal yahankii hore ee Man...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo is hor-taagaya inay Barcelona la soo saxiixato Philippe Coutinho

(Spain) 06 Dis 2017. Barcelona ayaa suuqii xagaaga ee dhawaan rafaad dheer oo ay ku fashilantay u gashay Philippe Coutinho oo xitaa ay u gaartay inkabadan 100 milyan, waxaana lagu wadaa in bisha soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwayne Xaaf oo balan qaad Cajiib ah u sameeyay xiddigaha Maamul...

(Muqdisho) 06 Dis 2017. Waxaa Jimcaha ka furmi doona Muqdisho tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya iyadoo shalay la soo saaray isku aadka. Galmudug ayaa ku jirta Group adag oo ay ku wehliyaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nike oo qishtay in Ronaldo uu habeen dambe ku guuleysan doono Ballon d’Or

(Europe) 06 Dis 2017. Nike ayaa bixisay qish wayn oo ah in Ronaldo uu habeen dambe Shaneysan doono Ballon d’Or isla markaana iska bareejeyn doono Lionel Messi. Shirkada ayaa soo saartay labo joog oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha u soo gudbay wareega 16-ka Champions League oo dhammeystiran

(Europe) 07 Dis 2017. Waxaa soo gabo gaboobay wareega group-yada Champions League iyadoo ay soo bexeen 16-ka kooxood oo ciyaaraya wajiga labaad ee tartanka. Napoli ayaa isaga hartay tartanka kaddib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo xalay Dhigay labo Rikoodh

(Europe) 07 Dis 2017. Cristiano Ronaldo ayaa xalay Taariikh cusub u dhigay Champions League kaddib goolkii uu ka dhaliyay Dortmund ciyaartii ay kaga adkaadeen 3-2. Goolka oo ahaa mid cajiib ay ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea iyo kooxaha ay ku aadi karto wareega 16-ka Champions League

(Europe) 07 Dis 2017. Chelsea ayaa ku soo baxday kaalinta labaad ee group ka C kaddib markii ay bar baro la gashay kooxda Atletico Madrid. Kooxda reer Talyaani ee AS Roma ayaa iyadu ku soo baxday...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live