Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Isku aadka tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo goor dhow la sameynayo

$
0
0

out

(Muqdisho) 05 Dis 2017. Waxaa goordhaw la sameyn doonaa isku aadka ciyaaraha maamul goboleedyada oo ay ka qeyb qaadanayaan lix xul.

Ka qeyb galayaasha tartanka ayaa ku wada sugan Muqdisho, waxa ayna tababar ku sameeyaan garoonka Koonise degmada C/casiis ee gobolka Banaadir.

Xafladda qoryo tuurka ayaa ka dhici doonta hotel Global, waxaana loo qeybin doonaa laba guruub oo ka kooban min saddex xul.

Tartanka kubadda cagta  Maamul Goboleedyada ayaa markii labaad lagu marti gallin doonaa Muqdisho, waxaana ka qeyb qaadan doono Puntland,Jubbaland,Hirshabeele,Galmudug iyo gobolka Banaadir.

Maamul Goboleedka Putland ayaa difaacanaya tartanka kaddib markii uu sanadkii hore ka qaaday Jubbaland ciyaartii Final ka.

Si deg deg ah ayaan idin kugu soo gudbin doonaa insha’alaah isku aadka.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles