Kooxaha ay Man United ku aadi karto wareega 16-Champions League
(Europe) 07 Dis 2017. Hogaamiyayaasha Group A ee Manchester United ayaa si qurux badan ku soo xirtay wareega group yada kaddib markii ay 2-1 ku mareen CSKA Moscow Laakiin waxaaba la arkaa in Man...
View ArticleWaa maxay Ballon d’Or?…(Aqriso wax kasta oo aad uga baahan tahay abaal...
(Europe) 07 Dis 2019. Taalada caanka ah ee Paris Eiffel Tower ayaa caawa marti galin doonta abaal marinta laacibka ugu fiican kubbada cagta adduunka ee Ballon d’Or. Haddaba waxaan halkan kugu heynaa...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 07 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...
View ArticleSidee loogu kala guuleystay Ballon d’Or tan iyo markii la soo bilaabay 1956?
(Europe) 07 Dis 2017. Waxaa caawa magaalada Paris lagu bixin doonaa abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or 2017. Sida aan horey idin kugu sheegnay waxaa kala goystay FIFA iyo...
View ArticleWARBIXIN: Waa kuwee Kooxaha, Dalalka iyo Boosaska (Positions) ugu badan ee ku...
(Europe) 07 Dis 2017. Waxaa caawa magaalada Paris gaar ahaan taalada Caanka ah ee Eiffel Tower lagu bixin doonaa abaal marinta Ballo d’Or ee 2017. Haddaba waxaan idin soo diyaarinay Warbixin Cajiib ah...
View Article“Ma aqaano haddii uu Ronaldo caawa ku guuleysan doono Ballon d’Or,...
(Madrid) 07 Dis 2017. Waxaa aad loo saadaainayaa in Cristiano Ronaldo uu markii labaad oo xiriir ah ku guuleysan doono Ballon d’Or Lionel Messi oo caawa tartamaya ayaa ah laacibka ugu badan ee ku...
View ArticleCristiano Ronaldo oo hadlay kaddib markii uu gacanta ku dhigay Ballon d’Or...
(Paris) 07 Dis 2017. Cristiano Ronaldo ayaa muujiyay farxadiisa kaddib markii loo caleemo saaray Ballon d’Or markii shanaad. Xiddiga reer Portugal ayaa iminka la siman Lionel Messi kaa oo heystay 4-...
View ArticleEUROPE LEAGUE: Wax kasta oo aad uga baahan tahay isku aadka wareega 32-da
(Europe) 08 Dis 2017. Arsenal ayaa xalay si xarago leh uga adkaatay naadiga BATE Borisov oo ay ku tiirisay Nus darsin goolal ah taa oo ka dhigan inay ku soo baxday kaalinta koowaad ee Group ka H....
View ArticleSAWIRRO: 30-ka xiddig ee u tartamayay Ballon d’Or iyo kaalmaha ay kala galeen
(Paris) 08 Dis 2017. Waxaa xalay Paris lagu caleemo saaray Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Ballon d’Or markii shanaad iyo markiisii labaad oo xiriir ah. Lionel Messi ayaa labaad soo galay halka...
View ArticleIska dhaaf Ronaldee xitaa waxaa xalay Hadiyad la guddoonsiiyay Gabadhiisa Yar!!
(Paris) 08 Dis 2017. Waxyaabo badan oo lama filaan ah ayaa xalay ka dhacay xafladii lagu caleemo saarayay Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Ballon d’Or markii shanaad. Tan ugu waynayd ayaa ahayd...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 08 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...
View ArticleHORDHAC: Benaadir vs Jubbaland…(Kulanka furitaanka tartanka Maamul...
(Muqdisho) 08 Dis 2017. Tartanka Maamul Goboleedyada ayaa galabta laga furi doonaa Garoonka Banaadir Stadium ee Degmada Cabdicasiis. Tartanka ayaa sanadkiisii labaad ka qabsoomi doona Muqdisho,...
View ArticlePele oo si Kal iyo Laab ah ugu soo hambalyeeyay Cristiano Ronaldo
(Europe) 08 Dis 2017. Rugcadaaga kubbada cagta ee Pele ayaa hambalyo balaaran baraha bulshada u soo mariyay Cristiano Ronaldo kaddib markii xalay Paris lagu guddoonsiyay Ballon d’Or markii 5-aad....
View ArticleMichael Owen oo saadaaliyay kulamada Usbuuca ee Premier League
(England) 08 Dis 2017. Rugcadaagii hore ee kubbada cagta Ingiriiska iminkana ah falanqeeye ciyaaraha ayaa saadaaliyay kulamada usbuucan la ciyaari doono Premier League oo uu ka mid yahay kulanka la...
View ArticleMUUQAAL: Cristiano Ronaldo oo xalay loo wada saro kacay
(Paris) 08 Dis 2017. Cristiano Ronaldo ayaa xalay loo wada istaagay isla markaana loo sacbo tumay markii uu goobta xaflada la soo galay isagoo sita abaal marintiisa Ballon d’Or. Habeen wayn ayay u...
View ArticleUEFA oo Carvajal ka ganaaxday lugta hore ee wareega 16 ka Champions League
(Europe) 08 Dis 2017. Dani Carvajal ayaan awood u yeelan doonin inuu ka soo muuqdo Real Madrid lugta hore ee wareega 16-ka Champions League kaddib markii ay UEFA dul dhigtay kulan ganaax oo dheeri ah....
View ArticleBenaadir oo guul ku furatay tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya
(Muqdisho) 08 Dis 2017. Benaadir ayaa guul ku furatay tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya kaddib markii ay 2-1 ku martay Jubbaland ciyaartii galabta ka dhacday Koonis. Qeybtii hore ee dheesha ayaa...
View ArticleMan Unted vs Man City: Yaa Labis Shidan ka hor kulankooda Axada…+SAWIRRO
(Manchester) 08 Dis 2017. Manchester United ayaa axada Old Trafford ku marti galin doonta Manchester City kulan si wayn loo wada sugayo. Kooxda Guardiola marna lagama adkaan Premier League oo waxay...
View ArticleHORDHAC: West Ham vs Chelsea
(England) 09 Dis 2017. Chelsea ayaa galbta la ciyaari doonto naadiga West Ham oo ay xilli ciyaareedkan aad uga jajaban tahay. Wararka Labada Dhinac: Goolhayaha West Ham Joe Hart ayaa lagu wadaa in...
View ArticleKulankii la wada sugayay Berito ee Derby Manchester oo halis ugu jira inuu...
(England) 09 Dis 2017. Waxaa shaki wayn la galiyay kulankii la wada sugayay ee Manchester Derby ee axada Old Trafford ku mari lahaa Man United iyo Man City kaddib markii ay soo yeertay digniin ku...
View Article