Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

MUUQAAL: Cristiano Ronaldo oo xalay loo wada saro kacay

$
0
0

crr

(Paris) 08 Dis 2017. Cristiano Ronaldo ayaa xalay loo wada istaagay isla markaana loo sacbo tumay markii uu goobta xaflada la soo galay isagoo sita abaal marintiisa Ballon d’Or.

Habeen wayn ayay u ahayd xiddiga reer Portugal maadaama uu ugu dambeyn bar bareeyay Lionel Messi oo ahaa kaabaha Yurub.

Ronaldo ayaa Masraxa soo galay isagoo sita kubbada Dahabka uu markii shanaad ku guuleystay waxaana u wada istaagay wixii goobta joogay oo u wada sacbo tumay.

DAAWO MUUQAALKA:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles