Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Owen oo saadaliyay kulamada Premier League ee Caawa iyo Habeen dambe

$
0
0

oo

(England) 12 Dis 2017. Xiddigii hore ee Liverpool, Man United iyo Real Madrid ee iminka falanqeeya ciyaaraha ee Michael Owen ayaa saadaaliyay kulamada Premier League ee la ciyaari doono caawa iyo habeen dambe.

CAAWA:

Huddersfield Town v Chelsea: Blues ayaa ku adkaan doonta kulanka 2-0 sida uu saadaaliyay Owen.

HABEEN DAMBE:

Swansea City v Manchester City: hogaamiyayaasha horyaalka ayaa ku adkaan doona 4-0.

Liverpool v West Brom: Wuxuu saadaaliyay inay kooxdiisa hore ku adkaan doonto 3-1.

Manchester United v Bournemouth: Kooxda Jose Mourinho ayaa ku adkaan doonta  3-0.

Tottenham v Brighton: Kane iyo xarfaantiisa ayaa ku badin doona 2-0.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles