Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo si diiran loogu soo dhaweeyay Abu Dhabi…+SAWIRRO

(Abu Dhabi) 11 Dis 2017. Xiddigaha Real Madrid ayaa ka dagay Abu Dhabi halkaa ay ku ciyaari doonaan Club World Cup. Los Blancos ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay goobta iyadoo meel gaar ah laga soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 10 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Dhibka heysta Ronaldo waa inuu joogo Qarniga Boqor Messi.”.

(Spain) 11 Dis 2017. Inkastuu Ronaldo ku guuleystay Ballon d’Or markii shanaad khamiistii misane weli ma gaarsiisana heerka Lionel Messi sida uu qabao Ivan Rakitic. Xiddiga reer Croatia ayaa aaminsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CAJIIB: Daawo SAWIRRADA Hotelka qaaliga ah ay Real Madrid ka degtay Abu Dhabi

(Abu Dhabi) 11 Dis 2017. Real Madrid ayaa gaartay Abu Dhabi halkaa ay ku ciyaari doono Club World Cup. Arbacada ayay Real Madrid la dheeli doontaa Al-Jazira koobka Kooxaha Adduunka. Haddaba Daawo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAGAALKII DERBY MANCHESTER: Waa kee Laacibkii xalay Isha ka dhaawacay Mikel...

(Manchester) 11 Dis 2017. Man City ayaa xalay Old Trafford maraqa uga cabtay Man City oo ay ku martay 2-1 iyadoo hogaanka sii dheereysatay. Ciyaarta kaddib ayaa waxaa qolka dharbadelashada labada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Huddersfield vs Chelsea

(England) 12 Dis 2017. Chelse aoo dhawaan uun guul daro ka soo gaartay West Ham ayaa misane caawa u safri doonta Huddersfield. Wararka Labada dhinac: Xiddiga garabka kaga ciyaara Huddersfield  ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Antonio Conte oo safkiisa caawa ka reebay Alvaro Morata

(England) 12 Dis 2017. Antoni Conte ayaa safkiisa caawa ee wajahaya Huddersfield ka reebay dhaliyihiisa ugu sarreeya ee Alvaro Morata oo uu ku sheegay inuu daalan yahay. Macallinka reer Talyaani ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Halkii aan daawan lahaa United waxaan daawanayaa City.”. Van Gaal

(England) 12 Dis 2017. Macallinkii hore ee Manchester United Louis van Gaal ayaa weerar daran ku qaaday Jose Mourinho oo uu ku cambaareeyay inuu ciyaarayo kubbad lagu caajiso. Van Gaal ayaa sidoo kale...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 12 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Xafidaneysa Koobka Maamul Goboleedyada ee Puntland oo galabta ciyaareysa

(Muqdisho) 12 Dis 2017. Kooxda Xafidaneysa koobka Maamul Goboleedyada Soomaaliya ee Puntland ayaa galabta kulankeedii ugu horreeyay la ciyaareysa Hirshabeele oo guul daro kala soo kulantay Koofur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tottenham oo Harry Kane ka iibineysa Real Madrid balse hal Shuruud…

(Europe) 10 Dis 2017.  Tababaraha kooxda Tottenham Mauricio Pochettino ayaa diyaar u ah inuu Real Madrid ka iibiyo dhaliyihiisa Harry Kane balse waa haddii ay badelkiisa soo dhiibayaan Gareth Bale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Owen oo saadaliyay kulamada Premier League ee Caawa iyo Habeen dambe

(England) 12 Dis 2017. Xiddigii hore ee Liverpool, Man United iyo Real Madrid ee iminka falanqeeya ciyaaraha ee Michael Owen ayaa saadaaliyay kulamada Premier League ee la ciyaari doono caawa iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Xaasaska Xiddigaha Real Madrid oo loo xiray XIJAABO

(Abu Dhabi) 12 Dis 2017. Real Madrid ayaa ku sugan Abu Dhabi halkaa oo ay ku ciyaari doonaan Koobka Kooxaha Adduunka. Haddaba gabdhaha u dhaxda xiddigaha Los Blancos ee halkaa ula safray ayaa loo xiray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Qaladka isaga malahan ee waxaa leh Real Madrid.”.- Laacib ka tirsan...

(Spain) 12 Dis 2017. Crstiano Ronaldo ayaa taageero ka helay daafaca kooxda Barcelona ee Nelson Semedo. Xiddiga shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa kal ciyaareedkan lagu dhaleeceeyay abaarta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland mise Hirshabeele: Aqriso sida ay ugu soo gudbi karaan Semi-final ka

(Muqdisho) 12 Dis 2017. Kooxda xafidaneysa koobka Maamul Goboleedyada Soomaaliya ee Putland ayaa galabta ciyaar faraha looga gubtay bar baro ka tuugtay Hirshabeele oo dhabtii soo bandhigtay ciyaar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo laga saaray Liiska 10-ka Weeraryahan ee ugu shidan Yurub 2017/18

(Europe) 12 Dis 2017. Inkastoo Ronaldo goor dhaweyd uun loo caleemo saaray Ballon d’Or markii shanaad misane odeyga laguma soo darin liiska 10-ka weeraryahan ee ugu shidan Yurub xilli ciyaareedkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 13 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alex Sandro oo kala doortay Man United iyo Chelsea

(Europe) 13 Dis 2017. SunSport ayaa heshay aqbaarta in daafaca Alex Sandro uu Juventus u sheegay inuu doonayo inuu suuqa Janaayo ka tago kooxda isla markaana uu doorbidayo inuu ku biiro naadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: Maxaa sababay in Jose Mourinho uu isaga boxo shirkiisa jaraa’id?

(England) 13 Dis 2017. Jose Mourinho ayaa isaga baxay shirkiisa jaraa’id ee ka horreeyay kulanka caawa ay la yeelan doonana kooxda Bournemouth horyaalka Premier League. Saxaafadii goobta joogtay ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Maya adigaa u qalma.”. Hazard oo abaal marintiisa Xiddiga kulanka...

(England) 13 Dis 2017. Chelsea ayaa xalay guul raaxo leh ka gaartay Huddersfield oo ay ku martay 3-1, Willian iyo Eden Hazard ayaana wacdaro ka dhigay goobta. Xididga reer Brazil ayaa gool dhaliyay...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live