Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Real Madrid oo si diiran loogu soo dhaweeyay Abu Dhabi…+SAWIRRO

$
0
0

(Abu Dhabi) 11 Dis 2017. Xiddigaha Real Madrid ayaa ka dagay Abu Dhabi halkaa ay ku ciyaari doonaan Club World Cup.

Los Blancos ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay goobta iyadoo meel gaar ah laga soo bixiyay ciyaartoyda Los Blancos ee ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Abu Dhabi.

Real Madrid ayaa Arbacada  la ciyaari doonta kooxda Al Jazira ee ku soo guuleystay horyaalka gacanga carbeed.

Al Jazira ayaa sabtidii ka soo adkaatay kooxda soo qaatay Asian Cup ee Urawa Red Diamonds si ay ula ciyaarto kooxda Zidane.

Tababare Zidane ayaa aad u doonaya inuu helo warbixinta taam ahaanshaha Gareth Bale iyo Raphael Varane ka hor inta uusan magacaabin shaxdiisa kulanka Arbacada.

SAWIRRO:

Real

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles