Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Gool aan innaba caadi ahayn uu Shalay dhaliyay Radamel Falcao

(France) 13 Dis 2017. Weeraryahankii ku fashilmay Premier League ee Falcao ayaa muujiyay inaysan weli ka dhammaan tan iyo sidii uu ugu dhaqaaqay horayalka Fransiiska gaar ahaan naadiga Monaco. Xiddiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hazard iyo Willian oo Qosol kal iyo laab ah jabsaday mar wax laga waydiyay...

(England) 13 Dis 2017. Chelsea ayaa xalay Huddersfield ku martay 3-1 horyaalka Premier League iyadoo ay wacdaro dhigeen Hazard iyo Willian. Laacibka reer Belgium oo ciyaarta kaddib la guddoonsiiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Ronaldo oo Xasarad Colaad ka dhex abuuray Real Madrid ka hor...

(Abu Dhabi) 13 2017. Real Madrid ayaa caawa la ciyaari doonta naadiga Al Jazira koobka kooxaha adduunka. Los Blancos ayaa xilli ciyaareedkan u dul qaadaneysa waqti adag maadaama ay sideed dhibcood La...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi iyo Suarez oo soo bandhigay 6-da Kobo ee Dahabka ay ku guuleysteen

(Catalonia) 13 Dis 2017. Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa xerada tababarka ku soo bandhigay isku darka Kobaha Dahabka ay ku wada guuleysteen ee gool dhaliyaha ugu sarreeya Yurub. Xiddiga reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City Waa Boqorka Guulaha ee Premier League

(England) 14 Dis 2017. Kaddib guushii 4-0 ay xalay ka gaareen Swansea City, Manchester City ayaa Rikoodh kale oo cusub u dhigtay Premier League. Wiilasha Guardiola ayaa gaaray guushii 15-aad oo xiriir...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eric Bailly oo saalada la saari doono kaddib Jose oo rajo xumo ka muujiyay

(England) 14 Dis 2017. Eric Bailly ayaa qaba dhaawac daran oo jilibka ah waxaana la arkaa in la saaro saalada si qaliin loo marsiiyo. Daafaca Man United ayaa durba garoomada ka maqan  sideed kulan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid xalay Bernabeu miyay ku ciyaareysay mise Zayed Sports City?

(Abu Dhabi) 14 Dis 2017. Real Madrid ayaa xalay marti ku ahayd Abu Dhabi oo ay Al Jazira kula ciyaareysay Club World Cup balse waxay u muuqdeen kuwa ku ciyaaraya garoonkooda caanka ah ee Bernabeu....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United mise Barcelona? Ozil oo saaxiibadiisa u sheegay kooxda uu doonayo

(London) 14 Dis 2017. Mesut Ozil ayaa la warinayaa inuu saaxiibadiisa u sheegay inuu ku biirista Barcelona ka doorbidayo Man United haddii uu ka tagayo Arsenal. Qandaraaska uu xiddiga reer Germany ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 14 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Kulankii galabta ee Galmudug iyo Jubbaland oo baaqday

(Muqdisho) 14 Dis 2017. Waxaa laga dhawaajiyay inuu baaqaday kulankii galabta dhex mari lahaa Galmudug iyo Jubbaland tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya. Golaha Wasiirada ayaa qaatay go’aanka lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO Fal celintii Ronaldo markii ay xalay Taageerayaasha Carbeed ku...

(Abu Dhabi) 14 Dis 2017. Cristiano Ronaldo ayaa ka caawiyay Real Madrid inay u gudubto Final ka Club World Cup kaddib markii ay 2-1 xalay uga adkaadeen Al-Jazera. Qeybtii labaad ee ciyaarta iyadoo Los...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo damacsan Qorshe uu isaga reebayo Ronaldo

(Europe) 14 Dis 2017. Lionel Messi ayaa damacsan qorshe uu isaga reebayo Cristiano Ronaldo isla markaana ugu caddeynayo inuu isagu yahay laacibka ugu fiican ebid taariikhda kubbada cagta adduunka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United oo iibineysa Mkhitaryan si ay wadada ugu sii xaarto Ozil

(England) 15 Dis 2017. Manchester United ayaa dib u soo celisay xiisaheeda Mesut Ozil. Jose Mourinho ayaa ka fikiri doona sidii uu isaga iibin lahaa Henrikh Mkhitaryan si uu dhammaadka xagaaga beeca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pep Guardiola oo markale ku digtay Mourinho…(Muxuu ka yiri kolkan?)

(England) 15 Dis 2017. Pep Guardiola ayaa markale ka jafay Jose Mourinho ka hor kulankiisa Tottenham ee usbuuca soo socda. Macallinkii hore ee Barca iyo Bayern ayaa ku dhaleeceeyay Mourinho inuu yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Wuu ka tagi karaa kooxda.”. Simeone oo dareen xoogan galiyay kooxaha doonaya...

(Madrid) 15 Dis 2017. Tababare Diego Simeone ayaa u sheegay dhaliyihiisa Antoine Griezmann inuu ka tagi karo kooxda hadduu doono. Dhaliyaha reer France ayaa si xoogan lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 13 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koofur Galbeed vs Puntland…(Kooxda xafidaneysa Koobka Maamul Goboleedyada oo...

(Muqdisho) 15 Dis 2017. Puntland ayaa galabta wajaheysa Koofur Galbeed ciyaar muhiimadeedu ay tahay in ay badiso ama bar baro ay hesho. Koofur Galbeed ayaa horay ugu soo badisay Hirshabeele ciyaar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Morata oo Daaha ka rogay Xiddiga uu Muuqaaladiisa Daawado si uu wax uga barto

(London) 15 Dis 2017. Alvaro Morata ayaa sheegay inuu daawado goos gooska rugcadaagii hore ee Chelsea Didier Drogba si uu uga qaato qish ku aadan sida loogu guuleysto Premier League. Xiddiga NO.9 ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaal marinada Laacibka, Tababaraha iyo Goolka Bisha ee Premier League oo...

(England) 15 Dis 2017.  Tababare Pep Guardiola ayaa markii saddexaad oo xiriir ah ku guuleystay abaal marinta tababaraha Bisha ee Premier League kaddib markii loo caleemo saaray macallinka Bishii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Luiz oo wada hadalo Yiddidiilo leh la yeeshay Antonio Conte

(London) 15 Dis 2017.  David Luiz ayaa wada hadalo xasaasi ah la yeeshay tababaraha Chelsea Antonio Conte. Daafaca reer Brazil ayaa la fahansan yahay inuu u sheegay macallinka reer Talyaani inuu aad u...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live