(Catalonia) 13 Dis 2017. Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa xerada tababarka ku soo bandhigay isku darka Kobaha Dahabka ay ku wada guuleysteen ee gool dhaliyaha ugu sarreeya Yurub.
Xiddiga reer Argentina ayaa ku guuleystay Afar jeer oo uu kala siman yahay Cristiano Ronaldo halka uu Suarez qaaday labo jeer.
Kobta Dahabka sanadkan waxaa u tartamaya ilaa iminka oo goolasha ugu badan leh:
Edinson Cavani -PSG: 17
Mauro Icardi- Inter Milan: 16
Ciro Immobile- Lazio: 15
EEG SAWIRKA AY WADA GALEEN MESSI IYO SUAREZ:
Gool FM.