SAWIRRO: Sergio Ramos oo Kobo Cusub ku ciyaaraya Final ka Club World Cup
(Abu Dhabi) 15 Dis 2017. Kabtanka Real Madrid ayaa berito la soo shir tagi doona Kobo cusub marka ay Final ka koobka kooxaha Adduunka ku wajahayaan Gremio. Ramos ayaa kulanka u noqon doona Finalkii...
View ArticleDEG DEG: Puntland oo si dirqi ah ugu soo gudubtay Semi Final ka
(Muqdisho) 15 Dis 2017. Kooxda xafidaneysa Koobka Maamul Goboleedyada Soomaaliya ee Puntland ayaa si dirqi ah ugu soo baxday wareega afar dhammaadka kaddib markii ay bar baro 1-1 la gashay Koofur...
View ArticleJohn Cena oo kala doortay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo
(Europe) 15 Dis 2017. Waa ma dhammaato dooda ah kee wacan Ronaldo iyo Messi oo hadba qofbaa dhinac u jiida. Markan waxaa ka hadlay qof aan sheekadan looga baran waana ninka ku caanka ah ciyaaraha WWE...
View ArticleHORDHAC: Man City vs Tottenham…(City mala hakin doonaa mise??)
(England) 16 Dis 2017. Man City ayaa u hanqal taageysa guushii 16-aad oo xiriir ah Premier League si ay kor ugu sii qaato Rikoodhkeeda kooxda gaartay guulihii ugu badnaa ee is xiga. Wararka Labada...
View ArticleHORDHAC: Chelsea vs Southampton
(England) 16 Dis 2017. Blues ayaa beydkeeda ku soo dhaweynaysa Southampton iyadoo maanka ku heysa guul ay ka gaarto ay u sii dhaweyn doonto Man United. Wararka Labada dhinac: Chelsea ayaa soo...
View ArticleHORDHAC: Arsenal Vs Newcastle United
(England) 16 Dis 2017. Arsenal oo guul arkin labadii kulan ee ugu dambeysay Premier League ayaa mininkeeda ku marti qaadeysa Newcastle United. Wararka Labada dhinac: Arsenal ayaa waxaa weli ka sii...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 16 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...
View ArticleArsenal iyo Chelsea oo galabta la Jabsan doono…(John Cena oo saadaaliyay...
(England) 16 Dis 2017. Waxaa la yiri ‘Nimaan Talin jirin hadduu Taliyo, Nimaan tagi jirin baa taga’. John Cena ee ku caanka ah ciyaaraha WWE ama waxaad ugu yeertaan Musaaricada ayaa saadaaliyay...
View Article“Ilaa aan ka dhimanayo waan difaaci doonaa Benzema.”. Zidane
(Madrid) 16 Dis 2017. Tababare Zidane ayaa wareysigiisa kulanka caawa ee Final ka Club World Cup si kal iyo laab ah ugu difaacay Karim Benzema kaa oo dhaleeceyn joogta ah la kulmayay xilli...
View ArticleCEEBEEY TACAAL: Ronaldo kaligii ayaa ka Koobab badan Barcelona
(Europe) 16 Dis 2017. Ronaldo ayaa caawa Real ka caawiyay inay ku guuleysato Club World Cup kaddib markii uu dhaliyay goolka qura ay kaga adkaadeen Gremio. Xiddiga reer Portugal ayaa uga dhigan midan...
View ArticleHORDHAC: West Brom vs Manchester United
(England) 17 Dis 2017. Manchester United ayaa eeganeysa inay gaarto guusheedii saddexaad oo xiriir ah kulamada bannaanka ee Premier League. Wararka Labada dhinac: West Brom ayaa xoog ka heli karta soo...
View ArticleHORDHAC: Bournemouth vs Liverpool
(England) 17 Dis 2017. Liverpool ayaa eeganeysa inay sii wadato Rikoodhkeeda inaan laga badin sideedii kulan ee ugu dambeeyay Premier League. Wararka Labada dhinac: Tyrone Mings iyo Adam Federici ayaa...
View ArticleHORDHAC: Barcelona vs Deportivo La Coruna
(Spain) 17 Dis 2017. Barcelona ayaa guul u dadaali doonta si ay uga fogaato Atletico Madrid oo saddex dhibcood u soo jirsatay kaddib guushii ay xalay gaartay. Wararka Labada Dhinac: Thomas Vermaelen...
View ArticleSidee xalay loo kala galay 1,2 iyo 3?
(Abu Dhabi) 17 Dis 2017. Real Madrid ayaa xalay loo caleemo saaray Koobka kooxaha adduunka kaddib markii ay 1-0 ku martay Gremio. Ronaldo ayaa dhaliyay goolka ay koobka ku qaadeen isagoona sidoo kale...
View Article“Sharaf ayay ii tahay in kooxda ugu fiican adduunka ay ka soo jeedo Spain.”.
(Madrid) 17 Dis 2017. Ra’iisul Wasaaraha Spain ayaa hambalyo u soo diray Real Madrid kaddib markii ay xalay ku guuleysatay koobka Kooxaha Adduunka. Free Kick uu Ronaldo ka dhaliyay Gremio ayaa Los...
View ArticleBarcelona maku boodi doontaa Real Madrid mise way u sacbo tumi doontaa?
(Spain) 19 Dis 2017. Indhaha Caalamka oo idil ayaa markale ku foorara Barcelona kulanka El Clasico ay 23-ka bishan la yeelan doonto Real Madrid, haddii ay Salaan Sharafeed u sameyn doonto cadowgeeda...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 17 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...
View ArticleMuxuu xalay Ronaldo goolkiisa ula dabaal degay Lucas Vazquez?
(Abu Dhabi) 17 Dis 2017. Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay goolka madiga ay Real Madrid xalay uga adkaatay Gremio ciyaartii Final ka ay ka qaadeen Koobka Kooxaha Adduunka. Xiddiga reer Portugal ayaa...
View ArticleCristiano Ronaldo oo Barcelona ka dalbaya Wax ay aad u dhibsanayaan
(Europe) 17 Dis 2017. Ronaldo ayaa Barcelona ka dalbaya arrin ay malaha ku adag tahay inay sameeyaan amaba ay dhibsanayaan kaddib markii ay xalay Real Madrid ku guuleysatay Club World Cup. Xiddiga...
View ArticleTartanka Maamul Goboleedyada oo la isla soo gaaray Semi-Final ka
(Muqdisho) 17 Dis 2017. Tartanka Maamul Gobleedyada Soomaaliya ayaa isla soo gaaray meel xiiso leh oo waxaa la gaaray wareega afar dhammaadka. Banaadir iyo Jubbaland ayaa ka soo baxay Group A halka...
View Article