Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO: Sergio Ramos oo Kobo Cusub ku ciyaaraya Final ka Club World Cup

$
0
0

Ramos

(Abu Dhabi) 15 Dis 2017. Kabtanka Real Madrid ayaa berito la soo shir tagi doona Kobo cusub marka ay Final ka koobka kooxaha Adduunka ku wajahayaan Gremio.

Ramos ayaa kulanka u noqon doona Finalkii 12-aad oo xiriir ah uu ka soo muuqanayo Real Madrid tan iyo 2014, Finalkii Copa del Ray ay Los Blancos 2-1 uga adkaatay Barcelona.

Koobaha Cusub ee Kabtanka ayaa waxaa ku qoran SR oo laga soo gaabiyay Sergio Ramos iyo Lambarkiisa 4-aad.

DAAWO Kobaha cusub uu Ramos soo xiran doono Final ka Club World Cup:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles