(Abu Dhabi) 11 Dis 2017. Real Madrid ayaa gaartay Abu Dhabi halkaa ay ku ciyaari doono Club World Cup.
Arbacada ayay Real Madrid la dheeli doontaa Al-Jazira koobka Kooxaha Adduunka.
Haddaba Daawo Hotelka Qaaliga ah ay ka degtay Abu Dhabi:
Gool FM.