Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Kulamada la ciyaarayo FA Cup iyo Saacadaha ay soo galayaan

$
0
0

(England) 28 Jan 2018. Tartanka ugu qadiimsan Ingiriiska ee FA Cup ayaa si habsami leh ku socda wareegiisii 4-aad.

Manchester United ayaa si xarago leh uga gudubtay wareega afaraad, halka Liverpool xalay si lama filaan ah looga reebay FA Cup kaddib guul darro 3-2 ay kala kulantay kooxda West Bromwich Albion.

Kooxaha waa wayn ee Chelsea iyo Manchester City ayaa iyana maanta ciyaari doona:

Haddaba ogoow saacadaha ay soo galayaan:

4:30 Galabnimo: Chelsea vs Newcastle United

7:00 Fiidnimo: Cardiff City vs Manchester City

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025