Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Kulamada MAANTA la ciyaarayo FA CUP iyo Saacadaha ay soo galayaan

(England) 27 Jan 2018. Waxaa maanta la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan wareega afaraad ee koobka ugu qadiimsan Ingiriiska ee FA Cup. Manchester United ayaa xalay ka adkaatay Yeovil Town. iyadoo Man of...

View Article


“Weli QURUXLOOW Ayaan ahay.”. Cristiano Ronaldo

(Madrid) 27 Jan 2018. Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu weli Quruxloow yahay kaddib garaafadii wajiga ka gaartay kulankii ay Real Madrid todobada gool ku xaaqday Deportivo usbuucii la soo dhaafay....

View Article


100-101 Gool ku laad: Cristiano Ronaldo waa Boqorka Rigoorooyinka

(Spain) 27 Jan 2018. Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay Rigooradiisii boqolaad ee dhammaan tartamada kaddib gool ku laadkii uu ka dhaliyay kooxda Valencia ciyaarta iminka dhax mareysa ee horyaalka La...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo Guul wayn misane Muhiim ah ka gaartay Valencia….+SAWIRRO

(Spain) 27 Jan 2018. Real Madrid ayaa guul muhiim ah ka gaartay Valencia horyaalka La Liga kaddib markii ay kaga adkaatay 4-1. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0. Cristiano Ronaldo ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cavani oo noqday KAABAHA PSG…..(Wuxuu ka talaabsaday Rikoodhkii Ibrahimovic)

(France) 27 Jan 2018. Edinson Cavani ayaa noqday laacibka ugu goolasha badan Taariikhda kooxda PSG kaddib goolka uu ka dhaliyay Montpellier ciyaarta ay iminka wada yeelanayaan. Dhaliyaha reer Uruguay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha ugu Mushaarka badan Premier League….(Sanchez oo Leerta jiifa)

(England) 27 Jan 2018. Alexis Sanchez ayaa noqday laacibka ugu mushaarka badan taariikhda Premier League kaddib markii uu ku soo biiray Manchester United kana soo tagay Arsenal. Xiddiga reer Chile ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hadafkeygu maaha inaan garaaco Ronaldo ee waa….”.- Lionel Messi

(Catalonia) 27 Jan 2018. Lionel Messi ayaa sheegay in koobab badan uu Barcelona la qaado ay uga micno badan tahay abaal marinada shaqsi ahaaneed isagoona hoos u dhigay inuu diirada saarayo Ballon...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Barcelona vs Alaves

(Spain) 28 Jan 2018. Barcelona oo soo xiratay booskeeda afar dhammaadka Cope del Rey ayaa iminka dib u ciyaareysa La Liga oo ay hal gacan ku heysato iyadoona Nou Camp ku soo dhawayneysa Alaves. Wararka...

View Article


Kulamada la ciyaarayo FA Cup iyo Saacadaha ay soo galayaan

(England) 28 Jan 2018. Tartanka ugu qadiimsan Ingiriiska ee FA Cup ayaa si habsami leh ku socda wareegiisii 4-aad. Manchester United ayaa si xarago leh uga gudubtay wareega afaraad, halka Liverpool...

View Article


Kulamada la ciyaarayo Horyaalka Serie A iyo Saacadaha ay soo galayaan…(AC...

(Italy) 28 Jan 2018. Juventus ayaa si ku meel gaar ah xalay u qabatay hogaanka horyaalka Serie A kaddib markii ay 2-0 ku dhufatay ChievoVerona. Yeelkeede, Napoli ayaa dib ugu soo laaban doonta hogaanka...

View Article

“Waa WAALI CAS in Su’aal la galiyo Zidane.”.- Modric

(Madrid) 28 Jan 2018. Waxaa Su’aal wayn la galiyay mustaqbalka Zidane kaddib markii ay Copa del Rey ka soo reebtay kooxda yar ee Leganes iyagoo waliba ku ciyaaraya Bernabeu balse Luka Modric ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 28 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luis Suarez oo GANAAX wajihi kara kaddib markii uu Caloosha ku dhuftay…+SAWIRRO

(Spain) 29 Jan 2018. Luis Suarez ayaa wajihi kara in laga qaado Talaabo kaddib markii uu u soo muuqday sida inuu si kas cad ah uu caloosha ugu dhuftay laacib ka soo horjeeday. Dhacadada ayaa ka dhacday...

View Article


Zlatan Ibrahimovic oo qarka u saaran inuu u dhaqaaqo……

(Manchester) 29 Jan 2018. Joog dheeraha reer Sweden ee Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa la warinayaa inuu ku sii dhawaanayo ku biirista kooxda LA Galaxy ee horyaalka MLS ka dalka Mareykanka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 29 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Coutinho oo si XUN ku bilowday La Liga iyo Suarez oo difaacay!!!

(Spain) 29 Jan 2018. Philippe Coutinho ayaa xalay Barcelona u saftay kulankiisii ugu horreeyay iyadoo durba la dhaleeceeyay maadaama ay ka jiiftay kulanka. Laacibka reer Brazil oo lagu soo bilaabay...

View Article

Man City oo bixisay 65-ta milyan ee lagu bur burinayo Heshiiska Aymeric...

(Europe) 29 Jan 2018. Manchester City ayaa bixisay lacagaha 65 milyan oo bound ee lagu bur burinayo qandaraaska daafaca Athletic Bilbao ee Aymeric Laporte. Daafaca reer France ayaa u safri doona...

View Article


Emerson Palmieri oo lagu wado inuu Tijaabada caafimaad u maro Chelsea

(Europe) 29 Jan 2018. Emerson Palmieri ayaa qarka u saaran inuu noqdo laacib Chelsea ah inkastoo ay kooxda weli ku raad joogto sidii ay ku heli lahayd weeraryahan cusub. Daafaca garabka bidix ayaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Coutinho oo dib ugu soo laabtay Liverpool…+SAWIRRO

(England) 30 Jan 2018. Philippe Coutinho ayaa dib ugu soo laabtay xerada tababarka Liverpool ee Melwood si uu u macsalaameeyo saaxiibadiisa. Kubbad qaabeeyaha reer Brazil ayaa horaantii bishan ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Aragtay Guriga cusub uu Alexis Sanchez ka dagay Manchester United?…(DAAWO...

(Manchester) 30 Jan 2018. Usbuuc uun kaddib markii uu ku soo biiray Manchester United, Alexis Sanchez ayaa durba Guri cusub ka degay magaalada Manchester. Weeraryahanka reer Chile ayaa deganaa Lowry...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live