HORDHAC: Barcelona vs Espanyol
(Spain) 25 Jan 2018. Barcelona ayaa Camp Nou ku marti qaadeysa Espanyol lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Copa del Rey iyadoo la xusuusto in lugtii hore Barca lagu soo cabay 1-0. Messi iyo...
View ArticleWenger oo ka hadlay guushii ay ka gaareen Chelsea uguna gudbeen Final ka...
(London) 25 Jan 2018. Arsenal ayaa xalay gaartay Finalka Carabao Cup kaddib markii ay 2-1 uga adkaatay Chelsea. Blues oo car car ku bilaabatay dheesha ayaa waxaa hogaanka waqti hore u dhiibay...
View ArticleMadaxwaynaha Real Madrid oo go’aan ka qaatay Zidane kaddib markii xalay laga...
(Madrid) 25 Jan 2018. Madaxwaynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa la sheegayaa inuu go’aan wayn ka qaatay Zidane isla markaana uu doonayo inuu kooxda ka ceyriyo kaddib guul daradii lama filaanka...
View ArticleMaxay tahay Sababta Neymar looga qaaday No.10 kulankii xalay ee PSG vs Guingamp?
(Paris) 25 Jan 2018. Ciyaartii ay PSG 4-2 uga adkaatay Guingamp taranka French Cup ayaa lagu arkayay iyadoo lambarkii Neymar ee No. 10 loo xiray laacibka reer Argentina ee Javier Pastore. French Cup...
View ArticleZinedine Zidane oo daaha ka rogay Goorta laga ceyrin doono Real Madrid!!!
(Madrid) 25 Jan 2018. Zidane ayaa ugu dambeyn qirtay inay gabo gabo ku dhowdahay waayihiisa tababaranimo ee Real Madrid kaddib guul daradii lama filaanka ahayd ee xalay ka soo gaartay naadiga yar ee...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 25 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...
View ArticleSaxiixyada Cusub ee Barcelona Philippe Coutinho iyo Mina oo Caawa diyaar ah
(Catalonia) 25 Jan 2018. Barcelona ayaa caawa Camp Nou kula ciyaari doonta Espanyol lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Copa de Rey iyadoo lugtii hore looga soo adkaaday 1-0. Tababare Ernesto...
View ArticleBaabuurka Sanchez ayaa ka qaalisan dhammaan Baabuurta ay wataan kooxda Yeovil!!!
(Manchester) 25 Jan 2018. Baabuurka uu wato saxiixa cusub ee Manchester United Alexis Sanchez ayaa ka qaalisan dhammaan baabuurta ay wataan ciyaartoyda Yeovil ay Man United berito la ciyaari doonto FA...
View ArticleRASMI: Jose Mourinho oo heshiis cusub u saxiixay Manchester United
(Manchester) 25 Jan 2018. Jose Mourinho ayaa qandaraaska u kordhiyay kooxda Manchester United isagoona meesha ka saaray shakigii laga qabay inuu mustaqbalka dhow ka tagi doono Old Trafford. Macallinka...
View ArticleHORDHAC: Yeovil Town Vs Manchester United…(Sanchez oo Shaxda lagu soo daray)
(England) 26 Jan 2018. Manchester United ayaa u safreysa kooxda yar ee Yeovil wareega afaraad ee FA Cup. Wararka Labada dhinac: Saxiixa cusub ee Machester United Alexis Sanchez ayaa shaxda lagu soo...
View ArticleSAWIRRO XUL AH: Camp Nou oo xalay si wayn u macsalaameysay Javier Mascherano
(Catalonia) 26 Jan 2018. Javier Mascherano ayaa kolhoreba loo soo bandhigay sida ciyaaryahan ka tirsan Hebei China Fortune, balse wuxuu weli ku sugnaa Barcelona kulankii xalay ay ka adkaadeen Espanyol...
View ArticleArsenal iyo Alexis Sanchez oo BAXAR ku jira!!!!!!
(England) 26 Jan 2018. Arsenal iyo Alexis Sanchez ayay suuro gal tahay inay wajahaan baaritaano kaga imaanaya FA kaddib markii uu xiddiga reer Chile seegay tijaabooyinka Dawooyinka Daraagiska ee ka...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 26 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...
View ArticleLuis Suarez oo raali galiyay Coutinho…..(SABAB??????)
(Catalonia) 26 Jan 2018. Luis Suarez ayaa raali galiyay Philippe Coutinho oo xalay Barcelona u saftay kulankiisii ugu horreeyay ciyaartii ay labada gool uga adkaadeen Espanyol kaddib markii uu gool u...
View Article“Haddii ay Real Madrid ku guuleysato Champions League…..”.- Ronaldo
(Madrid) 26 Jan 2018. Xilli ciyaareedka Real Madrid ayaa u muuqday mid dhintay, balse sida uu Ronaldo qabo waxaa nooleyn kara kal ciyaareedkooda inay ku guuleystaan Champions League. Los Blancos ayaa...
View ArticleDEG DEG: Banaadir oo guul darro ku furatay Somalia Premier League
(Muqdisho) 26 Jan 2018. Naadiga Benaadir ayaa guul darro ku furatay horyaalka Somalia Premier League kaddib markii ay gool madi ah ku martay Horseed. Qeybta hore ayaa la dhaliyay goolka qura ee...
View ArticleSAWIRRO: Wajiga Ronaldo oo weli Dhaawacu ka muuqdo iyo Isha oo Gaduudan
(Madrid) 26 Jan 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ka soo muuqday tababarka Real Madrid iyadoo uu weli dhaawacu wajiga uga yaalo isla markaana ay Ishu gaduudan tahay. Laacibka reer Portugal ayaa waxaa...
View Article“Beer Faloow aan galayaa intaan Macallin u noqon lahaa Arsenal iyo...
(London) 26 Jan 2018. Tababaraha Tottenham Mauricio Pochettino ayaa caddeeyay inuusan marna tababare u noqon doonin kooxaha Arsenal iyo Barcelona. Balse meesha kama saarin inuu u dhaqaaqo kooxda Real...
View ArticleMa Ogtaha in Mkhitaryan uu ku hadlo 6-Luqadood…(AQRISO 7-waxyaabood oo aadan...
(London) 26 Jan 2017. Henrikh Mkhitaryan ayaa dhawaan ku soo biiray kooxda Arsenal isagoona qeyb ka ahaa heshiiskii uu Alexis Sanchez ugu biiray naadiga Manchester United. Haddaba waxaan halkan kugu...
View ArticleHORDHAC: Valencia vs Real Madrid
(Spain) 27 Jan 2018. Zidane oo uu cadaadis badan saaran ayaa u safraya naadiga Valencia oo kaalinta saddexaad kaga jirta kala sarreynta horyaalka La Liga: Wararka Labada dhinac: Kabtan Sergio Ramos...
View Article