Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO XUL AH: Camp Nou oo xalay si wayn u macsalaameysay Javier Mascherano

$
0
0

(Catalonia) 26 Jan 2018. Javier Mascherano ayaa kolhoreba loo soo bandhigay sida ciyaaryahan ka tirsan Hebei China Fortune, balse wuxuu weli ku sugnaa Barcelona kulankii xalay ay ka adkaadeen Espanyol uguna soo gudbeen semi final ka Copa del Rey.

Laacibka reer Argentina ayaa waxaa salaan sharafeed u sameeyay ciyaartoyda Barcelona ka hor inta aan kulanka la baasan isagoona garoonka la soo galay caruurtiisa.

Andres Iniesta ayaa maaliyad Saxiixan siiyay Mascherano ka hor inta uusan 33-jirka mid mid xabadka u galin saxiibadiisii hore.

Waxaa sidoo kale jiray Boorar badan oo garoonka lagu soo bandhigay kuwaa oo looga mahdinayo waayihii wacnaa uu la soo qaatay Barcelona.

SAWIRRO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles