Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SAWIRRO: Wajiga Ronaldo oo weli Dhaawacu ka muuqdo iyo Isha oo Gaduudan

$
0
0

(Madrid) 26 Jan 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ka soo muuqday tababarka Real Madrid iyadoo uu weli dhaawacu wajiga uga yaalo isla markaana ay Ishu gaduudan tahay.

Laacibka reer Portugal ayaa waxaa dhaawac daran ka soo gaaray kulankii ay Todobada gool ku xaaqeen naadiga Deportivo.

Fabian Schar ayaa isha kobta kaga dhuftay Ronaldo mar uu madaxa ku dhalinayay goolka 6-aad ee kooxda iyo goolkiisii labaad ee kulanka.

Wuxuu seegay kulankii Leganes oo Real Madrid looga soo reebay Copa del Rey, balse laacibka oo dar dar ka sameynayay tababarka kooxda ee Maanta ayaa u muuqda inuu diyaar u yahay kulanka berito ay la ciyaari doonaan naadiga Valencia.

SAWIRRO:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles