Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 30 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...
View Article“Waa in Ronaldo iyo Benzema laga ceyriyaa Real Madrid.”.- Sheeko WAALAN oo...
(Europe) 30 Jan 2018. Bartilmaameedka Real Madrid Neymar ayaa la warinayaa inuu Isco u sheegay in haddii uu kula soo biirayo Bernabeu ay tahay in marka hore kooxda laga diro Cristiano Ronaldo iyo Karim...
View ArticleEEG: Saddex NOOC ay Arsenal u SAFAN Karto marka SHAXDEEDA lagu daro Aubameyang
(London) 30 Jan 2018. Sida uu sheegayo Warsida Bild, Arsenal ayaa lagu wadaa inay maanta soo afjarto heshiis ay 55.4 milyan kula soo wareegeyso weeraryahanka Dortmund ee Pierre Emerick-Aubameyang....
View ArticleRASMI: Chelsea oo dhammeystirtay saxiixa Emerson Palmieri…+SAWIRRO
(London) 31 Jan 2018. Chelsea ayaa ugu dambeyn dhammeystirtay saxiixda daafaca reer Brazil ee kooxda As Roma Emerson Palmieri. Blues ayaa daafaca garabka bidix kula soo wareegtay adduun dhan 17-5...
View ArticleKulamada CAAWA laga ciyaarayo Yurub iyo saacadaha ay soo galayaan
(Europe) 31 Jan 2018. Waxaa Maanta iyo Caawa kulamo kala duwan ka dhici doona qaarada Yurub. Waxaa la ciyaari doonaa Horyaalka Premier League, Coppa Italia iyo waliba Copa de Rey ee dalka Spain....
View ArticleSUUQA kala iibsiga ciyaartoyda oo Caawa xiramaya…(Ka BOGO Warbixin ku saabsan)
(World) 31 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo istaagay gabo gabadii inkastoo ay kala duwan yihiin Saacdaha Yurub iyo Caalamka ee uu Suuqa xirmayo. Haddaba waxaan halkan kugu heynaa...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 31 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda ee Suuqa Jilaalka Janaayo ayaa oo soo istaagay gabo gabada oo wuxuu xirmi doonaa caawa. Haddaba Aqriso wararka xanta ay saakay oo Arboco ah...
View ArticleDEG DEG: Mesut Ozil oo saxiixay Heshiis Cusub
(London) 31 Jan 2018. Mesut Ozil ayaa heshiis cusub oo qaali ah qalinka ugu duugay Arsenal isagoona meel iska dhigay wararka la xiriirinayay Manchester United. Kubbad qaabeeyaha reer Germany ayaa...
View ArticleLambarkee ayuu Aubameyang u xiranayaa naadigiisa cusub ee Arsenal??????+SAWIRRO
(London) 31 Jan 2018. Arsenal ayaa ugu dambeyn gacanta ku soo dhigtay weeraryahanka reer Gabon ee naadiga Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang kaa oo noqday laacibka ugu qaalisan kooxda reer London....
View ArticleOlivier Giroud oo Tijaabada Caafimaad u maraya Chelsea
(London) 31 Jan 2018. Olivier Giroud ayaa tijaabada caafimaad u maraya Chelsea ka hor inta uusan ugu biirin adduun dhan 18 milyan. Weeraryahanka reer France ayaa saakay loo ogolaaday inuu la xiriiro...
View ArticleBaro sida loogu dhawaaqo Magaca Saxiixa Cusub ee Arsenal Pierre-Emerick...
(London) 31 Jan 2018. Arsenal ayaa lacagihii ugu badnaa Taariikhda kooxda kula soo wareegtay weeraryahanka reer Gabon ee Dortmund Pierre-Emerick Aubameyang. Haddaba haddaad tahay taageere Gunners ah...
View ArticleSAWIRRO: Michy Batshuayi oo durba tababarka la bilaabay Dortmund
(Dortmund) 31 Jan 2018. Weeraryahanka Chelsea Michy Batshuayi ayaa heshiis amaah ah ugu biiray kooxda Dortmund ee ka ciyaarta Bundesligaha. Xiddiga reer Chile aaya la joogi doona kooxda ka dhisan...
View ArticleRASMI: Arsenal oo xaqiijisay Lambarka uu u xiran doono Saxiixeeda cusub ee...
(London) 31 Jan 2018. Arsenal ayaa saxiixeeda cusub ee Pierre-Emerick Aubameyang u gacan galisay Lambarka 14-aad ee kooxda. Gunners ayaa dhaliyaha reer Gabon kula soo wareegtay lacagihii ugu badnaa...
View ArticleHORDHAC: Barcelona vs Valencia
(Spain) 01 Feb 2018. Barcelona ayaa gegadeeda Camp Nou ku soo dhaweynaysa Valencia lugta hore ee Semi Final ka Copa del Rey. Wararka Labada dhinac: Ousmane Dembélé iyo Thomas Vermaelen ayaa weli...
View ArticleKaddib guul daradii xalay Antonio Conte oo u cabsi qaba Chelsea
(London) 01 Feb 2018. Chelsea ayaa xalay guul daro lama filaan ah 3-0 kala kulantay naadiga Bournemouth. Antonio Conte ayaa u cabsi qaba fursada ay Chelsea ugu soo bixi karto afarta sare ee Champions...
View ArticleFellaini oo Badel lagu keenay misane 7-daqiiqo kaddib la badelay kulankii...
(England) 01 Feb 2018. Taageerayaasha Manchester United ayaa xalay amakaagay kaddib markii badel lagu keenay Marouane Fellaini misane todobo daqiiqo gudaheed la badelay. Daqiiqadii 63-aad ee ciyaarta...
View ArticleWARBIXIN: Yaa yimid Yaase ka tagay Kooxaha ugu waa Wayn ee YURUB???????
(Europe) 01 Feb 2018. Suuqa kala iibsiga Jiilaalka Janaayo ee ciyaartoyda Yurub ayaa xalay xirmay marka laga reebo horyaalka Portugal oo isagu beri xirmi doona. Haddaba waxaan halkan kugu heynaa...
View ArticleJose Mourinho oo si xun uga JEEX JEEXAY Daafacyadiisa kaddib guul daradii xalay
(England) 01 Feb 2018. Jose Mourinho ayaa furka ku tuuray daafacyadiisa kaddib markii gool laga muday Ciyaarta oo socota 11 ilbiriqsi oo qura kulankii ay guul darada 2-0 xalay kala kulmeen Tottenham....
View ArticleCEEB IYO FADEEXAD: West Ham oo ka dhaaratay inay soo iibsato Ciyaartoyda...
(London) 01 Feb 2018. Naadiga West Ham ayaa dhiiqo gacmaha kula jirta kaddib markii uu Agaasimaheeda dhanka Suuqa sheegay inaysan u baahnayn ciyaartoyda Madowga ah amaba ka soo jeeda Qaarada Afrika....
View ArticleWest Ham oo Ganaaxday Agaasimaheeda dhanka Suuqa kaddib markii uu wax ka...
(London) 01 Feb 2018. Naadiga West Ham ayaa ganaaxday madaxeeda dhanka Suuqa kaddib markii uu Cunsurunimo kula kacay ciyaartoyda ka soo jeeda Qaarada Madoow ee Afrika. Tony Henry ayaa wakiiladiisa u...
View Article