Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Ka waran haddii uu midkan doonayo inuu dib ugu soo laabto garoomada kubbada cagta!!

$
0
0

(Catalonia) 14 Abriil 2016.  Rugcadaagii Barcelona Carles Puyol ayaa riday qishkii ugu waynaa ee ah in laga yaabo inuu dib ugu soo laabto garoomada kubbada cagta.

Daafaca reer Spain ee saddexda jeer ku guuleystay Champions League ayaa ciyaaraha isaga fariistay sanadkii 2014 kaddib waayo ciyaareed dhalaalaya.

Lix jeer ayuu Puyol La Liga kula guuleystay Barcelona, koobka Euro iyo waliba koobka adduunka ayuuna kula guuleystay xulkiisa Spain.

Isagoona ku jira da’da 38-aad meesha kama uu saarin suuro galnimada inuu dib ugu soo laabto garoomada kubbada cagta.

Mar uu ku hadlayay Jawaaba iyo Su’aalaha ee Twtter-ka ayuu yiri daafaca: “Kama saarayo meesha inaan markale ciyaaro laakiin iminka kulamada saaxibtinimo uun.”.

Puyol ayaa markii uu ciyaaraha ka fariistay  shirkad wakaalada kubbada cagta la bilaabay Ivan de la Pena, oo ay ka wada tirsanaan jireen kooxda Barcelona.

puyol

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles