Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Brazil oo ku dhawaaqeysa xiddigaha u matalaya Copa America…(Neymar oo ay...

(Brazil) 13 Abriil 2016. Tababaraha xulka Brazil Dunga ayaa ku dhawaaqi doona 23-laacib ee xulka qaranka Brazil u matalaya Copa Amrica balse su’aasha ugu badan ee la hadal hayo ayaa ah malagu soo dari...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIR: John Terry oo xalay daawanayay Man City oo sameynaysa wax ay kari...

(London) 13 Abriil 2016. Kabtanka Chelsea John Terry ayaa malaha soo ciyaaraya Champions League ugu dambeeyay waayihiisa ciyaareed maadaama Chelsea ay gacanta PSG uga soo hartay tartankan isla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Riyad Mahrez oo taariikh dahabi ah u dhigi kara qaaradda madoow ee...

(England) 13 Abriil 2016. Yaya Toure iyo Didier Drogba marna guushan oo kale uma aysan soo hoynin qaaradeena Africa laakiin xiddiga u soo baxay Leicester City Riyad Mahrez ayaa ku dhow inuu soo afjaro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Griezmann oo ka xumaaday in Karim Benzema laga saaro xulka Faransiiska

(Madrid) 14 Abriil 2016. Antoine Griezmann ee xalay lugtiisa tartanka Champions League uga reebay kooxda faca wayn ee Barcelona ayaa aad uga niyad jabsan ugana xumaaday in xulka Faransiiska laga reebo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo Sergio Ramos ku dooneysa lacago rikoodh ka noqon doona Premier League

(London) 14 Abriil 2016.  Chelsea oo shaki la’aan dib u habeyn xoogan isku sameyn doonta xilli ciyaareedka soo socda marka uu xilka u qabto Antonio Conte ayaa lacago rikoodh ka noqonaya Premier League...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bartilmaameedka ugu horreeya ee Carlo Ancelotti oo beerka jari doona Arsenal

(Munich) 14 Abriil 2016. Tababarihii hore ee Chelsea iyo Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa bartilmaameedkiisa ugu horreeya marka uu xilli ciyaareedka soo socdo qabto kooxda Bayern Munich ka dhiganaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka waran haddii uu midkan doonayo inuu dib ugu soo laabto garoomada kubbada...

(Catalonia) 14 Abriil 2016.  Rugcadaagii Barcelona Carles Puyol ayaa riday qishkii ugu waynaa ee ah in laga yaabo inuu dib ugu soo laabto garoomada kubbada cagta. Daafaca reer Spain ee saddexda jeer ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan u sheegay inuu dib u laabto iskuna dayo inuu u ciyaaro sida ay...

(London) 16 Abriil 2016. Tababaraha Chelsea Guus Hiddink ayaa u sheegay Eden Hazard inuu dib u laabto iskuna dayo inuu u ciyaaro sida ay u ciyaraan caruurta iskuuleyda ah si uu isugu dayo inuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City oo ugu dambeyn gacanta ku dhigtay Ilkay Gundogan

(Manchester) 16 Abriil 2016. Naadiga Man City oo markii ugu horreysay taariikhdeeda gaartay semi final ka Champions League oo qoorta loo galiyay Real Madrid ayaa aaminsan inay ugu dambeyn soo xiro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zlatan Ibrahimovic oo rikoodh cusub dhigay

(Paris) 16 Abriil 2016. Joog dheer Zlatan ayaa dhigay goolashiisii ugu badnaa ee hal xilli ciyaareed kaddib goolkiisii 31-aad ee kal ciyaareedka uu iminka ka dhaliyay kooxda Caen ciyaar iminka socota....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wiilka Dugsileyda ah ee Marcus Rashford oo qabsaday baraha bulshada kaddib...

(Manchester) 16 Abriil 2016. Wiilka Dugsileyda amaba Iskuuleyda waxaad tiraahdaan ee weerarka kaga ciyaara Man United Marcus Rashford ayaa markale shabaqa tagay guul muhiim ahna ku hogaamiyay Man...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan  wada ciyaarnay Ronaldo iyo Messi laakiin midkan ayaa iiga HALIS badnaa.”

(England) 16 Abriil 2016. Daafaca kooxda Liverpool Mamadou Sakho ayaa sheeganaya in wajihida Hatem Ben Arfa ay kaga adkeyd mida Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Xiddigaha Barcelona iyo Real Madrid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Tababarkii ugu dambeeyay ee xulka qaranka Soomaaliya…(Xulkeena oo...

(Muqdisho) 17 Abriil 2016. Xulka qaranka Soomaaliya ee labaatan jirada ayaa tababarkoodii ugu dambeeyay maanta soo afjaray iyagoona berito u duuli doona dalka aan jaarka nahay ee Jabuuti. Xulkeena ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma jirto sabab loo nasiyo Cristiano Ronalo.”. Zidane

(Madrid) 17 Abriil 2016. Zinedine Zidane ayaan lahayn wax hadaf ah uu ku nasiiyo Cristiano Ronaldo kaa oo wacdaro dhigay ciyaartii Champions League ay kooxdiisu ugu soo gudubtay wareega afar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxdan oo kaliya ayuu Lionel Messi u ciyaari doonaa haddii uu dib ugu laabto...

(Catalonia) 17 Abriil 2016. Lionel Messi ayaan hubin mustaqbalkiisa fog, laakiin haddii ay ebid noqoto inuu dib ugu laabto dalkiisa hooyo ee Argentina waxaa jira hal koox oo qura oo uu u ciyaari lahaa....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

EPL: Leicester City oo guul darro iska diiday ciyaar waali ahayd ay la...

(Leicester) 17 Abriil 2016.  Hogaamiyaasha Premier League ayaa qal qal la galiyay iyadoo ay bar-baro soo ceshatay ciyaar waali ahayd oo ay la yeelatay Weste Ham 2-2. Qeybtii hore ee ciyaartan ayaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo guul gaartay xilli ay garoonka la soo gashay shax aan looga...

(England) 17 Abriil 2016. Liverpool ayaa 2-1 uga adkaatay naadiga AFC Bournemouth xilli ay ay garoonka ku soo galeen shax aan looga baran iyadoo ay badel badan ku sameeyeen shaxdoodii hore. Intii aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SERIE A: Juventus oo jabsatay Palermo kuna sii fogaatay jidkii...

(Torino) 17 Abriil 2016. Juventus ayaa hilfaha u qaaday Palermo oo ay ku martay 4-0 iyadoona ku sii fogaatay hogaanka horyaalka Seria A. Qeybtii hore ee ciyaartan ayaa lagu kala maray 1-0 waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XAQ BAA FEERAHA KA DILAACAY: Taageerayaasha Arsenal oo aad ugu farxay...

(London) 17 Abriil 2016. Taageerayaal badan oo kooxda Arsenal ayaa aad ugu farxay kaarkii casaa ee loo taagay Jamie Vardy ciyaartii dhaweyd ay bar-baraha 2-2 ay la galeen West Ham. Vardy oo gool ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Claudio Marchisio oo seegaya koobka Euro 2016

(Turino) 17 Abriil 2016. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga Juventus  Claudio Marchisio ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray ciyaartii dhaweyd ay naadigiisu 4-0 ku dirtay Palermo. Marchisio ayaa gaaray sida...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live