Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

SUUQA wuu xirmay balse waxaa weli lala wareegi karaa 10-kan Laacib ee SHIDAN

$
0
0

(Europe) 02 Feb 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Jiilaalka bisha Janaayo ayaa xirmay habeen hore balse weli waxaa la heli karaa xiddigo Shidan.

Xiddigii hore ee Manchester City Samir Nasri iyo Bacary Sagna iyo waliba daaficii hore ee Manchester United iyo Juventus Patrice Evra ayaa ka mid ah 10-xiddig oo iminka si bilaash ah lagula wareegi karo.

Nasri ayaa ka soo tagay naadiga dalka Turkiga ee Antalyaspor kaddib markii uu qandaraaskiisu soo idlaaday.

Evra ayaa isna soo afjaray heshiiska uu kula joogay kooxda ka dhisan dalka Faransiiska ee Marseille halka uu sidoo kale Suuqa yaalo Sagna kaddib markii uu ka soo tagay Manchester City xilli ciyaareedkii tagay.

EEG 10-ka Laacib ee Bilaashka lagu heli karo:

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025