(England) 12 Feb 2018. Tartanka gool dhalinta horyaalka Premier League ayaa ku socoda si xiiso badan iyadoo ay is garbinayaan Harry Kane, Maxamed Saalax iyo Sergio Aguero.
Kane ayaa dhaliyay goolka qura ay Arsenal kaga adkaadeen, halka uu Maxamed Saalax xalay gool ka xareeyay Southampton.
Sergio Aguero ayaa isna afar gool ka dhaliyay naadiga Leicester City ciyaartii ay shanta gool uga adkaadeen.
Haddaba ka bogo xiddigaha hogaaminaya gool dhalinta Premier League iyo waliba kubbadaha ay caawiyeen (Maxamed Saalax ayaa ugu caawin badan)
Gool FM.