Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Coutinho ka yiri Goolkiisii ugu horreeyay uu xalay Barcelona u...

(Spain) 09 Feb 2018. Philippe Coutinho ayaa xalay goolkiisii ugu horreeyay u dhaliyay kooxdiisa cusub ee Barcelona oo uu ku soo biiray bishii la soo dhaafay uun. Xiddiga reer Brazil ayaa ka caawiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Di Maria oo kashifay inuu Qarka u fuulay Barcelona isagoona ka hadlay midka...

(Europe) 09 Feb 2018. Angel Di Maria ayaa qiray inuu qarka u fuulay inuu ku biiro Barcelona xagaagii la soo dhaafay kaddib markii uu Neymar u soo dhaqaaqay kooxda ka dhisan caasimmada Faransiiska ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Van Persie oo 14-sano kaddib goolkiisii ugu horreeyay u dhaliyay...

(Holland) 09 Feb 2018. Rugcdaagii Arsenal R. van Persie ayaa dib ugu soo laabtay kooxdiisii hore ee Feyenoord isagoona u dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay 14-sano kaddib. Laacibka reer Holland ayaa soo...

View Article

Real Madrid iyo Chelsea oo ay ka Jajaban tahay…(Aqriso 5-waxyaabood oo ay ka...

(Europe) 09 Feb 2018. Kooxaha xafidnaya horyaalada La Liga iyo Premier League ee Real Madrid iyo Chelsea ayaa sanadkan ku jira xilli ciyaareed aad u liita. Taageerayaasha labada kooxood ayaa jah wareer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

FIFA oo Koobka Adduunka ka Mamnuucday Ulaha lagu qaado ‘Selfie’

(World) 09 Feb 2018. FIFA ayaa taageerayaasha Koobka Adduunka ka Mamnuucday ulaha lagu qaado Sawirrada loo yaqaano ‘Selfie’. Ulahaas ayaan la ogolaan doonin in lala galo garoomada Ruushka ee sanadan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo Dhibka Chelsea dhib kale ugu dareysa

(Europe) 09 Feb 2018. PSG ayaa dagaal ku soo qaaday kooxda Chelsea oo awalba liic liiceysay kal ciyaareedkan. Kooxda reer France ayaa la warinayaa inay bartilmaameedkeeda koowaad ka dhigatay xiddiga...

View Article

Heegan iyo Madbacadda oo is-mari waayay

(Muqdisho) 09 Feb 2018. Kooxaha Heegan iyo Madbacadda ayaa is mari waayay galabta Somalia Premier League kaddib markii ay ku kala bexeen 0-0. Madbacadda ayaa bar baro gashay saddexdii kulan ay wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Riyad Mahrez oo markii ugu horreysay dib ugu soo laabtay Tababarka...

(England) 09 Feb 2018. Riyad Mahrez ayaa dib ugu soo laabtay tababarka Leicester City markii ugu horreysay tan iyo sidii uu kooxda uga gadooday maadaama laga iibin waayay Man City oo uu baxsat u ahaa....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaddib goolashii Aguero, Kane iyo Saalax, waa sidee kala sarreynta gool...

(England) 12 Feb 2018. Tartanka gool dhalinta horyaalka Premier League ayaa ku socoda si xiiso badan iyadoo ay is garbinayaan Harry Kane, Maxamed Saalax iyo Sergio Aguero. Kane ayaa dhaliyay goolka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sidee loo kala hogaaminayaa gool dhalinta Horyaalka La Liga?

(Spain) 12 Feb 2018. Tartanka gool dhalinta horyaalka Spain ayaa sanadkan ka jirin dagaal iyo tartan xoogan oo waxaa hogaanka dhib la’aan ku heysta Lionel Messi isagoo sidoo kale hogaaminaya dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa hogaaminaya Gool dhalinta horyaalka Serie A????

(Italy) 12 Feb 2018. Xiddigihii hogaaminayay Gool dhalinta Serie A ayaa usbuucyadan gaabis ku yimid iyagoo aan wax gool ah dhalin marka laga reebo Quagliarella. Napoli iyo Juventus oo hogaaminaya...

View Article

Di Maria oo Digniin u diray kooxdiisii hore ee Real Madrid

(Europe) 12 Feb 2018. Angel Di Maria ayaa u boolo xoofteeyay naadigiisii hore ee Real Madrid isagoona u sheegay in PSG ay ka adag tahay sida sanadkii hore. Los Blancos ayaa arbacada Bernabeu ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea iyo Taageerayaasheeda oo Careysan kaddib markii la helay Muuqaal ah...

(London) 12 Feb 2018. Xaaska Alvaro Morata ee Alice Campello ayaa soo dhigtay baraha bulshada iyadoo qoob ka ciyaar la sameynaysa seygeeda isla markaana uu xambaarsan yahay xilli uu laacibku qabo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

20-ka kooxood ee leh SHAXDA ugu Qaalisan oo la soo saaray…(Barca iyo Real...

(Europe) 12 Feb 2018. Waxaa la soo saaray 20-kooxood ee leh safafka ugu qaalisan Yurub ee waqtigan. Manchester City ayaa shaxdeeda ku kaceysa adduun dhan 777 milyan oo bound taa oo ka dhigeysa naadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Morata oo diyaar ah isla markaana Hadal Dhiiro galin ah soo dhigay Twitter-kiisa

(London) 12 Feb 2018. Alvaro Morata ayaa caddeeyay inuu diyaar u yahay kulanka ay caawa la yeelan doonaan naadiga  West Bromwich Albion xilli uu Antonio Conte sheegay inuu ku maqnaan karo dhaawac waqti...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Dekadda oo Ja-jabsatay Jeenyo…(Feysal oo 2-gool ka xareeyay...

(Muqdisho) 12 Feb 2018. Naadiga xafidanaya horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya ee Dekadda ayaa 2-0 ku suul daartay dhigeeda Jeenyo. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-0. Balse markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Man City oo ku jirta diyaar garowgii ugu dambeeyay ee Champions League

(Manchester) 12 Feb 2018. Manchester City ayaa ku jirta diyaar garowgeedii ugu dambeeyay ka hor kulankeeda berito ee Champions League. Wiilasha Pep Guardiola ayaa u safraya naadiga Basel lugta hore ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

QOSOL iska dhaafee xitaa DHOOLA CADDEYNTA ayaa laga mamnuucay xiddigaha...

(London) 12 Feb 2018. Tababare Antonio Conte ayaa Dhoola caddeynta ka mamnuucay xiddigaha Chelsea xilliga tababarka kooxda si kor loogu qaado kaddib bandhigoodii liitay baryahaan. Macallinka ad adag...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo helaysa Aqbaar xun ka hor lugta Labaad ee PSG

(Madrid) 19 Feb 2018. Real Madrid ayaa helaysa aqbaar kale oo xun ka hor lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League ay Paris kula soo ciyaari doonaan PSG. Toni Kroos ayaa shaki wayn laga muujinayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garsooraha dhax dhaxaadin doona Chelsea iyo Barcelona oo lagu...

(Europe) 19 Feb 2018. Garsooraha reer Turki ee Cuneyt Cakir ayaa dhax dhaxaadin doono kulanka berito ee Chelsea iyo Barcelona lugta hore ee wareega 16 ka Champions League ee lagu ciyaari doono Stamford...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live