Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo xalay aad uga carooday Zidane…(Marcelo ayaa sabab u ah!!)

(Madrid) 19 Feb 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu u carooday tababare Zidane kaddib dhaawicii xalay gaaray Marcelo ciyaartii ay 5-3 uga adkaadeen Real Betis. Daafaca reer Brazil ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo Go’aan ka gaaray Mustaqbalkiisa PSG

(Europe) 19 Feb 2018. Xiddiga ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Neymar ayaa la warinayaa inuu go’aan ka qaatay mustaqbalkiisa naadiga PSG. Xiddiga reer Brazil ayaa si joogta ah lala xiriirinayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo kulanka habeen dambe ee Chelsea ku amray Valverde inuusan Safin...

(Europe) 19 Feb 2018. Barcelona ayaa u soo safreysa Ingiriiska si ay habeen dambe ula ciyaarto Chelsea lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Blues ayaa u jeedkeedu yahay inay u soo gudubto...

View Article

DEG DEG: Dekadda oo dhaareysatay hogaanka Somalia Premier League kaddib...

(Muqdisho) 19 Feb 2018. Kooxda xafidaneysa horyaalka Somaaliya ee Dekadda ayaa Guul muhiim ah ka gaartay Banaadir oo ay ku martay gool madi ah. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa la dhaliyay goolka kaliya ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha ugu safashada badan Man City xilli ciyaareedkan oo la soo...

(England)  19 Feb 2018. Manchester City ayaa sanadkan ku tartameysa afar Koob xilli ay dhibco badan ku heyso Premier League. Marka laga soo tago horyaalka Ingiriiska waxay ku tartamayaan Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

5-xiddig oo Laf Dhabar u ah Real Madrid oo doonaya in Isco laga diro kooxda...

(Madrid) 19 Feb 2018. Isco ayaa dagaal xoogan u gali doona sidii uu u bad-baadsan lahaa mustaqbalkiisa kaddib markii ay ka hor yimaadeen Shax xiddig oo laf dhabar u ah kooxda Real Madrid. Kubbad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax ka Baro xiddigaha u soo wada ciyaaray Chelsea iyo Barcelona ka hor...

(London) 19 Feb 2018. Chelsea ayaa habeen dambe Stamford Bridge ku marti galin doonta muruq waynta Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Haddaba waxaan dib u eegeynaa xiddigihii u soo...

View Article

Waa kuwee xiddigaha Goolasha ugu badan ka dhaliyay Kulanka Chelsea vs...

(Europe) 19 Feb 2018. Waxaa si wayn loo wada sugayaa kulanka habeen dambe Stamford Bride ku dhex mari doona kooxaha Chelsea iyo Barcelona. Blues ayaa bar-baarta Barca habeen dambe ku soo dhaweyn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Bayern Munich vs Besiktas

(Europe) 20 Feb 2018. Tababaraha Bayern Munich Jupp Heynckes ayaa qiray inay ku adkaan doonto xulashada ciyaartoydiisa ee kulanka caawa maadaama ay dhammaan taam u wada yihiin kulanka. Goolhaye Manuel...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Chelsea vs Barcelona….(Kulanka Usbuuca ee Champions League)

(Europe) 20 Feb 2018. Chelsea ayaa eeganeysa inay sii hagaajiso Rikoodhka fiican ay ka heysato Barcelona marka ay caawa la ciyaarayaan lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Kooxda Antonio Conte...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CHELSEA vs BARCELONA: Maxay Labada Tababare ka yiraahdeen kulanka Caawa???

(Europe) 20 Feb 2018. Tabababare Antonio Conte iyo Ernesto Valverde ayaa ka hadlay dareenkooda kulanka xiisaha badan ee caawa Stamford Bridge ku dhex mari doona Chelsea iyo Barcelona. Kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaqiiqooyin aan Innaba caadi ahayn oo u baahan tahay inaad ogaato ka hor...

(Europe) 20 Feb 2018. Ka hor kulanka caawa ee Stamford Bridge ku dhex mari doona Chelsea iyo Barcelona lugta hore ee wareega 16 ka Champions League waxaan kuu heynaa xaqiiqooyin aan innaba caadi ahayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rakitic oo daaha ka rogay waxa ay xiddigaha Barcelona ka aaminsan yihiin...

(Europe) 20 Feb 2018. Xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Ivan Rakitic ayaa aaminsan in Eden Hazard uu yahay laacibka ugu muhiimsan Chelsea isla markaana uu yahay heer caalami isagoona sheegay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BAL EEG: Hal SAWIR oo kuu soo koobaya Sheekada dhex martay MESSI iyo CHELSEA

(Europe) 20 Feb 2018. Lionel Messi ayaa caawa wajahaya naadiga Chelsea oo ka heysa taariikh xun maadaama ay tahay kooxda kaliya uu waqti ku filan la ciyaaray misane uusan wax gool ah ka dhalin. Xiddiga...

View Article

4-Waxyaabood oo ay Chelsea caawa uga adkaan karto Barcelona

(London) 20 Feb 2018. Chelsea oo Jilicsan kal ciyaareedkan ayaa caawa Stamford Bridge ku marti galin doonta Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Hal Jeer oo qura ayaa Barca laga...

View Article


DEG DEG: Horseed oo dib ugu soo laabatay hogaanka Somalia Premier League

(Muqdisho) 20 Feb 2018. Kooxda lagu naaneyso Cawo iyo Maalin ee Horseed ayaa guul muhiim ah ka gaartay naadiga Jeenyo kaddib markii ay ku martay 2-0. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0....

View Article

Owen oo saadaaliyay kulamada Champions League..(Muxuu ku saadaliyay kulanka...

(Europe) 20 Feb 2018. Xiddigii hore ee Liverpool, Man United iyo Real Madrid Michael Owen ayaa saadaaliyay kulamada Usbuucan ee Champions League. Laacibka reer England ee iminka falanqeeya Ciyaaraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Frank Lampard oo sheegay Laacibka kaliya ee Caawa joojin kara Lionel Messi

(Europe) 20 Feb 2018. Chelsea ayaa mininkeeda caawa ku marti galineysa Barcelona lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Su’aasha ugu horreysa ee kulankan la iska waydiinayo ayaa ah sidee ayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Sevilla vs Manchester United

(Europe) 21 Feb 2018. Manchester United ayaa u safartay Spain si ay lugta hore ee wareega 16-ka Champions League ula soo ciyaarto naadiga Sevilla. Wararka Labada dhinac: Man United ayaa dib u helaysa...

View Article

DAAWO: Goolkii ugu horreeyay uu Messi ka dhaliyo Chelsea…(Balse imise ayay ku...

(Europe) 21 Feb 2018. Lionel Messi ayaa ugu dambeyn gool ka dhaliyay Chelsea habeenkii xalay ahaa. Blues oo ciyaarta ku hogaamineysa gool qurxoon uu u dhaliyay Willian ayaa waxaa ka bar bareeyay Messi...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live