Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Waa kuwee xiddigaha Goolasha ugu badan ka dhaliyay Kulanka Chelsea vs Barcelona??????

$
0
0

(Europe) 19 Feb 2018. Waxaa si wayn loo wada sugayaa kulanka habeen dambe Stamford Bride ku dhex mari doona kooxaha Chelsea iyo Barcelona.

Blues ayaa bar-baarta Barca habeen dambe ku soo dhaweyn doonta London lugta hore ee wareega 16-ka Champions League.

Haddaba waxaan halkan kugu heynaa xiddigaha goolasha ugu badan ka dhaliyay kulankan labada dhinac.

5-laacib ayaa min SADDEX Gool ka dhalisay kulanka kuwaa oo ah kuwa ugu badan halka qaar kalena ay dhaliyeen min 2-gool, ilaa 11-Laacib ayaa iyana min 1-gool ka dhaliyay kulanka Chelsea vs Barcelona.

Halkan ka Aqriso Liiska xiddigaha Goolasha ugu badan ka dhaliyay kulanka Blues vs Barca:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles