Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alexis Sanchez iyo reerkiisa oo u safray Paris…+SAWIRRO

(Europe) 06 Feb 2018. Alexis Sanchez ayaa reerkiisa safar baashaal ah ugu kaxeeyay caasimada dalka Faransiiska ee Paris. Weeraryahanka ugu mushaarka badan Manchester United ayaa goolkiisii ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Carvajal ma ciyaari doonaa kulanka PSG mise??..(UEFA oo Maanta go’aan ka soo...

(Spain) 06 Feb 2018. UEFA ayaa maanta go’aansan doonta haddii ay ganaaxa Dani Carvajal ka dhigi doonto hal kulan iyo inkale. Real Madrid ayaa ka warsugeysa arrinkan iyadoo uu laacibka u ciyaari doono...

View Article


Pique oo la ganaaxi karo 2 ilaa 3-kulan

(Spain) 06 Feb 2018. La Liga ayaa Gerrard Pique ku ridi kara ganaax labo ilaa saddex kulan ah waa haddii ay dabaal degiisa kulankii Espanyol u arkaan mid wax dhibaya ama ka careysiinaya. Daafaca reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Troy Deeney oo wajahaya 4-kulan oo Ganaax ah kaddib Dabaal degii uu xalay ku...

(England) 06 Feb 2018. Troy Deeney ayaa baxar ku jira, xiriirka FA ayaana afka u galin kara afar kulan oo ganaax ah haddii ay soo baxdo in dabaal degii uu xalay sameeyay uu ugu dan lahaa aflagaado iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Jeenyo oo gaartay guushii ugu horreysay ee Somalia Premier League

(Muqdisho) 06 Feb 2018. Naadiga Jeenyo ayaa gaartay guusheedii ugu horreysay ee Somalia Premier League kaddib markii ay gool madi ah ku qaarijisay kooxda Gaadiidka. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha Chelsea oo Guryahooda loo diray kaddib guul daradii xalay

(London) 06 Feb 2018. Kaddib jabkii xalay, Antonio Conte ayaa guryahooda u diray xiddigaha Chelsea isagoona siiyay fasax saddex maalmood ah si ay maskaxda u soo dajiyaan tamar cusubna u soo gasho....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi iyo Suarez oo Barcelona ka doonaya in kooxda loo soo iibiyo LAACIBKAN…..

(Spain) 06 Feb 2018. Barcelona ayaa qaab ciyaareed fiican ku jirta xilli ciyaareedkan iyadoo Messi iyo Suarez ay ku hogaaminayaan kooxda inay ku guuleysato La LIga markii todobaad Toban sano gudahood....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Antonio Conte oo laga ceyrinayo Chelsea haddii……

(London) 07 Feb 2018. Antonio Conte ayaa la warinayaa inuu ka bad baadey in si deg deg ah looga ceyriyo kooxda kaddib bandhigiisii liita ee kulamadii dhawaa. Laakiin haddii ay Blues ka mid noqon wayso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alvaro Morata oo diyaar u ah inuu ka tago Chelsea…(Ogoow Sababta)

(London) 07 Feb 2018. Alvaro Morata oo xilli ciyaareedkan uun ku soo biiray Chelsea si uu u buuxiyo booskii uu ka tagay Diego Costa ayaa diyaar u ah inuu isaga tago Stamford Bridge haddii uu Milkiile...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alexis Sanchez oo lagu xukumay 16-bilood oo XARIG ah…(Muxuu sameeyay?)

Europe) 07 Feb 2018. Saxiixa cusub ee Barcelona Alexis Sanchez ayaa dambi lagu helay kaddib markii uu khiyaaneeyay dolwadda Spain maadaama uu lunsaday 890,000 oo bound oo la xiriira xuquuqda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaadir oo ku bar baratay Woxool Somalia Premier League

(Muqdisho) 07 Feb 2018. Banaadir ayaa gaartay guusheedii ugu horreysay ee Somalia Premier League iyadoo ciil kala kor dagtay naadiga Woxool oo ay ku martay 4-1. Qeybta hore ee Ciyaarta ayaa lagu kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Valencia vs Barcelona

(Spain) 08 Feb 2018. Barcelona ayaa caawa u soo safreysa Valencia oo ay ka soo adkaatay lugtii hore. Barca ayaa u muuqata inay markii afaraad oo xiriir ah isa soo taagi doonto Final ka Cope del Rey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hazard oo De Bruyne ku garaacay abaal marinta Laacibka Sanadka

(Europe) 08 Feb 2018. Eden Hazard ayaa loo magacaabay laacibka ugu fiican Belgium sanadka 2017 ee xiddigaha ka ciyaara horyaalada Ajaanibta ah. Xiddiga Chelsea ayaa abaal marintan ku garaacay Kevin De...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo Real Madrid ugu baaqay inay la soo saxiixdaan Neymar

(Madrid) 08 Feb 2018. Real Madrid waxay u baahan tahay laacibiinta ugu fiican adduunka waana inay la soo saxiixataa laacibka PSG ee Neymar waa sida uu qabo rugcdaagii hore ee Real Madrid iyo xulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Barcelona waxay ku ciyaartaa 13-laacib halka ay kooxaha kale ku ciyaaraan 11.”.

(Europe) 08 Feb 2018. Weeraryahankii hore ee Barcelona Gary Lineker ee iminka ah falanqeeyaha caalamiga ah ayaa wax ka yiri kooxdiisii hore ee Barca gaar ahaan Lionel Messi. Saddex sano uu ku soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi iyo Coutinho oo ka wada hadlay Sheeko ku aadan Iniesta

(Catalonia) 08 Feb 2018. Saxiixa Cusub ee Barcelona Philippe Coutinho ayaa la warinayaa inay Lionel Messi ka wada hadleen sheeko ku aadan Andres Iniesta. Xiddiga reer Brazil ayaa bishii la soo dhaafay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beeraleey Banadi karta kulanka PSG iyo Toulouse…+SAWIRRO

(France) 08 Feb 2018. Baaraleey ayaa banadi karta kulanka ay PSG usbuuca soo socda la yeelan lahayd kooxda Toulouse. Wadooyinka magaalada Toulouse ayay Beeralaydu ku jareen baabuurta waa wayn ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Horseed oo si xun u xasuuqday Betroolka Somalia Premier League

(Muqdisho) 08 Feb 2018. Horseed ayaa qabatay hogaanka Horyaalka Somalia Premier League kaddib markii ay galabtay 5-1 ku xaaqday naadiga Betroolka. Qeybtii hore ee dheesha ayaa lagu kala nastay 5-0....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaraha la doonayo in lagu badelo Zidane oo la ogaaday

(Madrid) 08 Feb 2018. Zidane ayaa sida uu qudhiisa qirtay qarka ka lulanaya oo aad loo saadaalinayaa in kooxda laga ceyrin doono. Maadaama ay dhimatay rajadooda La Liga, isla markaana laga soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacibkii Arsenal Francis Coquelin oo Xalay Maaliyada Xoog uga siibay Lionel...

(Spain) 09 Feb 2018. Barcelona ayaa xalay isa soo taagtay Finalka Copa del Rey markii afaraad oo xiriir ah kaddib markii ay 2-0 uga taqalustay Valencia. Xiddigaha Valencia ayaa xalay si gaar ah u...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live