Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Alexis Sanchez iyo reerkiisa oo u safray Paris…+SAWIRRO

$
0
0

(Europe) 06 Feb 2018. Alexis Sanchez ayaa reerkiisa safar baashaal ah ugu kaxeeyay caasimada dalka Faransiiska ee Paris.

Weeraryahanka ugu mushaarka badan Manchester United ayaa goolkiisii ugu horreeyay u dhaliyay kooxdiisa cusub kulankii dhawaa ay 2-0 uga adkaadeen Huddersfield.

Inkastuu laacibka reer Chile sameeyo tababar dheeri ah si uu ula qabsado Red Devils ayuu misane fursad u helay inuu diyaarad gaar ah reerkiisa ugu kaxeeyo Paris.

Sanchez ayaa soo dhigay sawirro uu reerkiisa kula galay Taalada caanka ah iyo waliba kuwa ay ku galeen diyaarada gaarka ah gudaheeda.

DAAWO:

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles