Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

DEG DEG: Xasaasi oo kooxdiisa Horseed ka khasaariyay Fursad ay hogaanka kula qaban lahaayeen Dekadda

$
0
0

(Muqdisho) 06 Maarso 2018. Naadiga Horseed ayaa iska khasaarisay fursad ay hogaanka kula qaban lahayd Dekadda kaddib markii ay bar baro 0-0 la dhaafi waysay naadiga Heegan.

Kulankan aan ugu magac darnay kulanka Qaranka oo ay isku qabtaan kooxaha Booliska iyo Meliteriga ayaa had iyo jeer leh xamaasad gaar ah.

Dhammaadka ciyaarta ayaa waxaa Horseed Rigoore ka khasaariyay xiddigeeda Xasaasi oo ko marsiyay.

Labada kooxood ayaa qaatay kaarka Roosaha, Abshireey Heegan iyo Cali Cade oo Horseed u safta.

Bar baraha ayaa ka dhigan in Horseed ay iminka leedahay 15-dhibcood halka ay Dekadda hogaanka ku heyso 17-dhibcood.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles