Maxaa xalay kala qabsaday Matic iyo Mourinho????
(Manchester) 06 Maarso 2018. Jose Mourinho ayaa mar uu wareysi bixinayay Matic kaddib kulankii xalay Crystal Palace cod dheer ku yiri: ‘Waxaan rajeynayaa inaan laguu magacaabin man of the match’. Red...
View ArticleReal Madrid oo badelka Bale u aragta Xiddigan…(Waa haddii ay weyso Neymar)
(Madrid) 06 Maarso 2018. Real Madrid ayaa baryahaan in badan lala xiriirinayay xiddiga ugu qaalisan ee Neymar iyadoona dooneysa inay ku badesho booska Gareth Bale. Warsidaha Diario Gol ee dalka Spain...
View ArticleMan United oo 3-dan Laacib ka dooneysa Barcelona
(Manchester) 06 Maarso 2018. Jose Mourinho oo qorsheynaya inuu xagaaga dib u habeyn xoogan ku sameeyo Manchester United si uu u soo yareeyo farqiga wayn ee Manchester City. Qadka dhexe waa meesha udub...
View ArticleImise Maalmood ayaa ka harsan Dhacdada ugu wayn Kubbada Cagta...
(World) 06 Maarso 2018. Waxaa si xiiso leh loo wada sugayaa dhacdada ugu wayn kubbada cagta ee Koobka adduunka ee bilaaban doona bisha June. Haddaba 100 maalmood ayaa iminka ka harsan Koobka adduunka...
View ArticleXOG LA HELAY: Xiddigaha Arsenal oo qoorta iskula jira…(2-ciyaaryahan oo si...
(London) 06 Maarso 2018. Dhibaato wayn ayaa ka taagan qolka dhar badalashada Arsenal iyadoo ciyaartoyda Arsenal uu midba midka kale eedeynayo. Sheekada is qab qabsiga iyo is eedeynta ciyaartoyda...
View ArticleDEG DEG: Xasaasi oo kooxdiisa Horseed ka khasaariyay Fursad ay hogaanka kula...
(Muqdisho) 06 Maarso 2018. Naadiga Horseed ayaa iska khasaarisay fursad ay hogaanka kula qaban lahayd Dekadda kaddib markii ay bar baro 0-0 la dhaafi waysay naadiga Heegan. Kulankan aan ugu magac...
View ArticleMa aragtay waxa uu sameeyo Tababaraha Liverpool markasta oo Kaambiyo la maro...
(England) 06 Maarso 2018. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa markasta oo Kaambiyo la maro ciyaarta ka baxa garoonka isagoo ordaya wuxuuna sugaa oo kaliya inta seeriga laga yeerinayo. Warsidaha...
View ArticleMadaxwaynaha Burundi oo dhowr jeer Shaafto lagu qabtay isagoo kubbada...
(Burundi) 06 Maarso 2018. Labo Saraakiil oo dalka Burundi oo Xabsi Loo taxaabay kaddib markii dhowr jeer dhulka lagu riday Madaxwaynaha kulan ciyaareed ay iyagu soo qaban qaabiyeen. Madaxwayne Pierre...
View ArticleTababare DUCO waydiistay Bahda Kubbada Cagta oo idil kaddib markii ay BIRIQ...
(World) 06 Maarso 2018. Tababare Fadlu Davids ayaa bahda Kubbada Cagta adduunka waydiisanaya inay ugu soo duceeyaan Laacibkiisa Luyanda Ntshangase oo ay Biriq haleeshay isla markaana Kooma ku jira...
View ArticleLionel Messi oo Shaaciyay inuu badeshay BOOSKA uu ka ciyaaro!!!
(Spain) 07 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa shaaciyay inuu badeshay booska uu ka ciyaari jiray isagoona sharaxaad ka bixiyay. Kabtanka xulka Argentina ayaa sheegay inkastuu gadaal u soo gurtay boos ahaan...
View ArticleRonaldo oo BAXAR ku jira isla markaana la ganaaxi karo kaddib Laad/Darbo uu...
(Paris) 07 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo oo xalay door wayn ka ciyaaray kulankii ay 2-1 ku khaarajiyeen PSG lugta labad ee wareega 16-ka Champions League ayaa Ganaax lagu ridi karaa. Kabtanka Portugal...
View Article“Si aad u guuleysato waa inaad u ciyaartaa Real Madrid…”.
(Madrid) 07 Maarso 2018. Real Madrid xalay ma aysan u soo bixin oo kaliya wareega sideed dhammaadka Champions League balse waxay sidoo kale horey iyo gadaal u martay kooxda PSG. In camaaliqada reer...
View ArticleDEG DEG: Leicester City oo Shaacisay waxa ka RUNTA ah wararkii sheegayay in...
(England) 07 Maarso 2018. Waxaa dhawaan soo ifbaxay warar aad uga yaabiyay taageerayaasha kubbada cagta adduunka ee sheegaya in Riyad Mahrez uu ciyaaraha isaga fariistay. Boggiisa Rasmiga ah ee...
View ArticleCoutinho oo Messi u sheegay in Maxamed Saalax uu……..
(Spain) 07 Maarso 2018. Sida ay sheegayaan warar wayn oo xalay ka soo baxay dalka Spain in Coutinho uu u sheegay Lionel Messi in Maxamed Saalax uu wada hadalo kula jiro kooxda Real Madrid. Saalax ayaa...
View ArticleHector Bellerin oo seegaya kulanka Arsenal vs Milan
(London) 07 Maarso 2018. Hector Bellerin ayaa seegi doona kulanka Europe League ay ku wajihi doonaan AC Milan tartanka Europe League. Daafaca garabka midig ee Gunners ayaan kooxda ula safrin Milano...
View ArticleDEG DEG: Batroolka oo waji kale la timid iyadoona 90-ka bareejeesay Benaadir
(Munich) 07 Maarso 2018. Batroolka ayaa waji kale la timid tan iyo sidii horyaalka Somalia loogu bixiyay magaca Somalia Premier League iyadoona galabta 1-1 la gashay kooxda faca wayn ee Banaadir....
View ArticleMaxamed Faarax oo si xun loo Midab takooray…(Maxaa dhacay???)
(Munich) 07 Maarso 2018. Wiilka Soomaaliyeed ee u tartama England ee Maxamed Faarax ayaa waxaa midab takooray ilaalada garoonka diyaaradaha ee Jarmalka. Maxamed ee afarta jeer ku guuleystay Ciyaaraha...
View ArticleMUUQAAL QOSOL BADAN: Ronaldo oo sidii Bruce Lee u garaacay PSG
(Europe) 07 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa saddex Gool ka dhaliyay naadiga PSG labada lug ee wareega 16 ka Champions League. Labo gool uu uga soo dhaliyay Bernabeu iyo gool uu xalay uga dhaliyay...
View ArticleGaroomadan wuu ka SOOMAN yahay Ronaldo oo ilaa hadda Gool kuma dhalin!!!
(Europe) 07 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo shaki la’aan waa Mashiin gool dhaliye ah oo waxaa taas kaaga filan inuu lugtiisa ku qoray inta badan Rikoodhada koobka ugu wayn horyaalada Yurub ee Champions...
View Article“Wax macno ah malahan markii aan soo garaacnay Real Madrid iyo Dortmund,...
(Europe) 08 Maarso 2018. Weeraryahanka Tottenham Son Heung-min ayaa sheegay in bandhigii kooxdiisa ee kulankii xalay ee Juventus uu u qalmay guul. Wiilka reer South Korea ayaa xalay gool ugu daah furay...
View Article