Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Garoomadan wuu ka SOOMAN yahay Ronaldo oo ilaa hadda Gool kuma dhalin!!!

$
0
0
(Europe) 07 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo shaki la’aan waa Mashiin gool dhaliye ah oo waxaa taas kaaga filan inuu lugtiisa ku qoray inta badan Rikoodhada koobka ugu wayn horyaalada Yurub ee Champions League.

Balse wax kastaa nusqaanteeda ayuu leeyahay, waxaa jira Garoomo uusan weli wax gool ah ku dhalin xiddiga reer Portugal.

Ronaldo ayaa xalay gool ku soo dhaliyay Parc des Princes markiisii ugu horeysay.

Haddaba Baro garoomada u harsan Ronaldo inuu gool ku soo dhaliyo:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles