Goorma ayaa la sameenayaa isku aadka wareega 8-da Champions League, sideese...
(Europe) 08 Maarso 2018. Champions League ayaa u sii dhuranaya meelihiisii ugu xiisaha badnaa iyadoona goor dhow la sameyn doono isku aadka Sideed dhammaadka tartanka. Juventus ayaa xalay gowracday...
View Article“Kooxaha Ingiriiska waa kuwa LIITA.”. Higuain iyo Chiellini oo si xun uga...
(Europe) 08 Maarso 2018. Juventus ayaa xalay Wembley uga taqalustay Tottenham lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League. Kooxda reer London ayaa lugtii hore Talyaaniga ku soo gashay 2-2, waxayna...
View Article“Haddii aan ku guuleysano Champions League….”.-Modric oo Hadalkaan u sheegay...
(Madrid) 08 Maarso 2018. Xiddiga qadka dhexe ee Real Madrid ayaa saaxiibkii Cristiano Ronaldo u sheegay inuu kooxda ka tagi doono haddii ay ku guuleystaan Champions League. Camaaliqada Spain ayaa...
View ArticleAlves oo wax aad looga Yaq Yaqsado ku sameeyay Ronaldo…(DAAWO)
(Europe) 08 Maarso 2018. Dani Alves ayaa ku sameeyay Cristiano Ronaldo wax ay taageerayaasha ka yaq yaqsadeen ciyaartii habeen hore ay 2-1 uga adkaadeen. Daafaca reer Brazil ayaa inta sankiisa Diif ka...
View ArticleSAWIRRO: Aas Qaran oo loo sameeyay Laacibkii dhawaan ka tagay...
(Italy) 08 Maarso 2018. Kabtankii kooxda Fiorentina Davide Astori ayaa loo sameeyay Aas qaran kaddib geeridii ku timid. Daafacii hore ee kooxda Cagliari ayaa meydkiisa laga helay Hoteel uu kooxda kula...
View ArticleSHAX isku DHAF ah oo laga sameeyay kulanka Sabtida ee Manchester United vs...
(England) 08 Maarso 2018. Warsidaha Dailystar ayaa Shax isku dhaf ah ka sameeyay kulanka ugu xiisaha badan Premier League ee Manchester United vs Arsenal. Kulanka waxaa dha dhan gaar ah u yeelay kal...
View ArticleFirmino oo doonaya in lagu aadiyo koox Ingiriiska ah wareega 8-da Champions...
(England) 08 Maarso 2018. Weeraryahanka Liverpool Roberto Firmino ayaa ka dhawaajiyay inuu doonayo in lagu aadiyo koox Ingiriis ah wareega 8-da Champions League isagoona sharxay sababta. Reds ayaa...
View ArticleDEG DEG: Woxool oo gaartay guushii ugu horreysay ee Somalia Premier League
(Muqdisho) 08 Maarso 2018. Naadiga Woxool ayaa gaartay guushii ugu horreysay ee Somalia Premier League kal ciyaareedkan kaddib markii ay gool madi ah ku martay Jeenyo. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa...
View ArticleFrank Lampard, Steven Gerrard iyo Rio Ferdinand oo isku raacay in Champions...
(Europe) 08 Maarso 2018. Xiddigihii hore ee xulka Qaranka England iyo kooxaha Chelsea, Liverpool iyo Manchester United Frank Lampard, Steven Gerrard iyo Rio Ferdinand ayaa isku raacay in Real Madrid ay...
View ArticleNeymar oo Fariin u diray Gabriel Jesus isagoona waydiistay inuu Talo ka siiyo…
(Europe) 09 Maarso 2018. Neymar ayaa fariin u diray xiddiga Manchester City ee Gabriel Jesus isagoona waydiiyay talooyin sida uu u soo kabtay kaddib markii uu cagta ka jabay. Xiddiga ugu qaalisan...
View ArticleMa ogtahay in Mbappe uu u soo ciyaaray Chelsea, balse uu Gool u dhalin...
(Europe) 09 Maarso 2018. da’yarka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Kylian Mbappe ayaa daaha ka rogay inuu jeclaa inuu u ciyaaro Chelsea yaraantiisa. Laacibka PSG ee reer France ayaa tababar la...
View ArticleGOOL AAN INNABA CAADI AHAYN: Daawo goolkii ay xalay Arsenal ka dhalisay...
(Milano) 09 Maarso 2018. Arsenal ayaa xalay guul raaxo leh ku soo gaartay San Siro lugta hore ee wareega 16 ka Europe League kaddib markii ay 2-0 uga soo adkaatay camaaliqada reer Talyaani. Henrikh...
View ArticleRamos oo Ronaldo iyo Marcelo u xaqiijiyay in Real Madrid ay heshiis la...
(Madrid) 09 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa in Kabtanka kooxda ee Sergio Ramos uu ka maqlay in Real Madrid ay heshiis suuro gal ah la gaartay Goolhayaha Chelsea ee Thibaut Courtois....
View Article“Dadka wax ka garanaya Kubbada Cagta sidoo kale Way ogyihiin in Benzema…”
(Europe) 09 Maarso 2018. Real Madrid waxay wareega 16 ka soo dhaaftay PSG balse Benzema kama uusan baxsan in la dhaleeceeyo kaddib fursado cad uu khasaariyay, taa oo qasabtay in Zidane uu markale...
View ArticleElman oo ku Ciil baxday Gaadiidka
(Muqdisho) 09 Maarso 2018. Naadiga Elman ayaa caradii ay ka soo qaaday Batroolka galabta kala dul dhacday naadiga Gaadiidka oo ay ku martay 3-0. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0....
View ArticleQORMADA JIMCAHA: Maxaa ka Jira inay MUSLIMIIN yihiin Henry iyo Van Persie?????
(Europe) 09 Maarso 2018. Waxaan Qodobka Jimcahan uga hadleynaa Sheeko jah wareerisay dadka ee ku aadan Diinta ay hestaan Weeraryahannadii hore ee Arsenal Thierry Herny iyo R. Van Persie. Dad badan ayaa...
View ArticleLukaku Wuxuu ku hadlaa 5-Luqadood wuxuuna Degree ka diyaariyay…(Baro...
(Europe) 09 Maarso 2018. Waa sax in kubbada cagta laga helo Lacago badan iyo waliba Magac balse waxay inta badan cuuriyaamisaa inaad wax barato. Laakiin waxaa jira ciyaartooy isku qabsaday labada howl...
View ArticleHORDHAC: Manchester United vs Liverpool
(England) 10 Maarso 2018. Man United ayaa mininkeeda ku soo dhaweynaysa Liverpool. Inuu kulanku yahay kan ugu xifaaltanka badan Premier League waxaa u dheer in labada kooxood ay ku dagaalamayaan...
View ArticleHORDHAC: Chelsea vs Crystal Palace
(England) 10 Maarso 2018. Chelsea oo ay baryahan si xun uga jajaban tahay ayaa marti qaadeysa kooxda Crystal Palace oo iyana Jilbaha ku socota. Wararka Labada Dhinac: Madaale Kante ayaa dib loo heli...
View ArticleHORDHAC: Eibar vs Real Madrid
(Spain) 10 Maarso 2018. Real Madrid ayaa u safreysa naadiga Eibar oo kaalmaha hore soo hiigsaneysa. Wararka Labada dhinac: Toni Kroos ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto qadka dhexe, halk Modric...
View Article