(England) 08 Maarso 2018. Warsidaha Dailystar ayaa Shax isku dhaf ah ka sameeyay kulanka ugu xiisaha badan Premier League ee Manchester United vs Arsenal.
Kulanka waxaa dha dhan gaar ah u yeelay kal ciyaareedkan in labada kooxood ay isku heystaan kaalinta 2-aad oo waxaa iminka labo dhibcood sareeya wiilasha Jose Mourinho.
Haddaba Liverpool ayaa shaxda ku leh 6 halka ay Man United ku leedahay 5-laacib.
EEG SHAXDA isku dhafka ah:
Gool FM.