Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Malaga vs Barcelona

(Spain) 10 Maarso 2018. Barcelona oo aan cadaadis badan saarneyn ayaa u safreysa Malaga maadaama ay lugteeda isaga reebtay kooxdii ugu soo dhaweyd ee Atletico Madrid. Wararka Labada Dhinac: Nelson...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAHA LAGA ROGAY: Man United oo Lacago badan laga doonayo galabta haddii uu...

(Manchester) 10 Maarso 2018. Taageerayaasha Man United ayaa aad ugu farxi lahaa haddii uu Martial gool guul u gacan galiya kooxda uu ka dhaliyo Liverpool kulanka galabta balse midaa waxay dhaawici...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Messi oo Daqiiqadihii ugu dambeeyay laga reebay Shaxda Barcelona ee...

(Spain) 10 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay laga reebay Shaxda Barcelona ee kulanka caawa ee Malaga kaddib markii la sheegay inuu Xaaskiisa Isbital ula cararay. Warar lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo Markale ka Rageeyay Real Madrid….+SAWIRRO

(Spain) 10 Maarso 2018. Ronaldo ayaa markale ka rageeyay Real Madrid kaddib markii uu wada dhaliyay labada gool ay uga adkaadeen naadiga Eibar 2-1. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0....

View Article

Booliska oo is hortaagay SHIR QOOL ay PSG la damacsaneyd Xiddigaha Real...

(Europe) 10 Maarso 2018. Shaki kuma jiro in taageerayaasha PSG ay doonayeen inay xaasidnimeeyaan oo ay cabsi galiyaan Real Madrid kulankii Champions League ee talaadadii la soo dhaafay, waxaana iminka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo ka war helay DHAGAR uu Isco u Maleegayay kooxda!!!!!

(Madrid) 10 Maarso 2018. Kubbad qaabeeyaha reer Spain Isco ayaa jantay inuu isaga tago Bernabeu kaddib markii uu ku dhibtooday inuu boos joogta ah ka helo shaxda Zinedine Zidane, sida uu sheegayo Don...

View Article

Kulamada Maanta la ciyaarayo Serie A iyo Saacadaha ay soo galayaan…(Inter iyo...

(Italy) 11 Maarso 2018. Horyaalka Serie A ayaa dib loo ciyaarayaa kaddib markii la baajiyay usbuucii la soo dhaafay maadaama uu geeriyooday Kabtankii naadiga Fiorentina. AC Milan vs Inter Milan ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo Baraha Bulshada soo dhigay Sawirkii ugu horreeyay ee Canugiisa cusub

(Spain) 11 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa shalay saacadihii ugu dambeeyay laga reebay safka kooxda Barcelona kaddib wiil loo dhalay. Xiddiga reer Argentina iyo xaaskiisa Antonella Roccuzzo ayaa shalay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo xaqiijisay inay Heshiis la gaartay Xiddiga qadka dhexe ee…..

(Europe) 11 Maarso 2018. Naadiga Barcelona ayaa warbixin ay soo saartay ku xaqiijisay in naadiga Gremio ay la gaartay heshiis ku aadan xiddigeeda qadka dhexe ee Arthur taa oo u ogolaaneysa inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigii lagu badelay booska Kabtankii ka Geeriyooday Fiorentina oo dhaliyay...

(Italy) 11 Maarso 2018. Ciyaarta iminka u dhaxeysa naadiga Fiorentina iyo Benevento ayaa la joojiyay daqiiqadii 13-aad si loogu sharfo kabtankoodii dhawaan geeriyooday. Davide Astori ayaa ku naf baxay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EEG: Sawir QOSOL leh oo laga sameeyay Ramos kaddib markii uu xalay...

(Madrid) 11 Maarso 2018. Taageerayaasha Real Madrid ayaa xalay aad u yaabay kaddib markii uu kabtankooda Serigo Ramos garoonka ka baxay daqiiqadii 73-aad iyadoo aan la badelin isla markaana uusan wax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAGAR: Amiirka Dalka Qatar oo PSG u sheegay in Neymar……(Real Madrid iyo...

(Europe) 11 Maarso 2018. Real Madrid iyo Barcelona ayaa malah afka labadiisa kala haya kaddib Amiirka dalka Qatar oo u sheegay naadiga PSG inaan la iibin Neymar. Xiddiga reer Brazil ayaa si wayn lala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ranaldo iyo Ramos oo codka VETO saaraya in Pogba la keeno Real Madrid…(Maxay...

(Madrid) 11 Maarso 2018. Sida ay sheegayaan warar dhawaan gal ah oo ka imaana dalka Spain in Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaa isku dayayaan inay is hortaagaan heshiiska suuro galka ah ay Real...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mourinho oo daaha ka rogay Wixii ay Ciyaartoyda u sheegeen Eric Bailly markii...

(England) 12 Maarso 2018. Marcus Rashford ayaa labo gool qeybta hore hogaanka ugu dhiibay Manchester United kulankii ay 2-1 uga adkaadeen Liverpool ka hor inta uusan Eric Bailly Gool Otoreeto ka dhalin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid si ay u hesho Maxamed Saalax waa inay Bixisaa……

(Madrid) 12 Maarso 2018. Maxamed Saalax waa mid ka mid ah xiddiga ay Real Madrid dooneyso inay ku badesho booska Gareth Bale sida ay sheegayaan warar ka soo baxaya Spain. Wiilka reer Masar ayaa wacadro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SABABTA Dhabta ah uu Pogba u seegay kulankii Liverpool oo Daaha laga...

(Manchester) 12 Maarso 2018. Paul Pogba ayaa seegay kulankii dhawaa ay Man United ka adkaatay Liverpool waxaana shaki laga muujinayaa taam ahaanshihiisa kulanka Champions League ee usbuucan. Waxaa...

View Article

Dekadda oo iska khasaarisay fursad ay ku sii dheereysan kartay hogaanka...

(Muqdisho) 12 Maarso 2018. Naadiga Dekadda ayaa iska khasaarisay fursad ay ku sii dheereysan kartay hogaanka horyaalka kaddib markii ay bar baro 0-0 la dhaafi waayeen kooxda Dekadda. Kooxda xafidaneysa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAA WAREEY: Madaxwayne Bastoolad la soo galay Garoonka kaddib…Sawirro+Muuqaal

(Greek) 12 Maarso 2018. Waxaa la baajiyay kulan darbi ah oo u dhexeeyay kooxaha PAOK iyo AEK Athens, kaddib markii uu garoonka Bastoolad la soo galay Milkiilaha naadiga hore. PAOK ayaa heshay gool...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Pogba iyo AFAR kale oo seegay Tababarka Maanta ee Man United ka hor...

(Manchester) 12 Maarso 2018. Paul Pogba oo dhaawac ku seegay kulankii sabtida ay Man United 2-1 uga adkaatay Liverpool ayaa sidoo kale iminka shaki wayn laga muujinayaa inuu taam u noqon karo kulanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“NAAR ayay igu noqotay Nolosha Barcelona..”.-Xiddiga uu sida wayn u neceb...

(Spain) 12 Maarso 2018. Xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Andre Gomes ayaa ugu dambeyn afka kala furay isagoona sheegay in Nolosha Barcelona ay Naar ku noqoneyso. Saxaafadda Spain ayaa marar badan horey...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live