Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

HORDHAC: Malaga vs Barcelona

$
0
0

(Spain) 10 Maarso 2018. Barcelona oo aan cadaadis badan saarneyn ayaa u safreysa Malaga maadaama ay lugteeda isaga reebtay kooxdii ugu soo dhaweyd ee Atletico Madrid.

Wararka Labada Dhinac:

Nelson Semedo ayaa la filayaa inuu usbuucyo yar ka sii maqnaado garoomada kaddib dhaawac muruqa ah oo ka soo gaarya kalankii ay Barca 6-1 uga adkaatay Girona.

Kabtan Andres Iniesta ayaa isna maqnaan doona inta ka harsan bisha kaddib dhaawac muruqa ah oo ka soo gaaray dheeshii Atletico Madrid.

Denis Suarez ayaa sidoo kale caawa ka maqnaan doona Barcelona.

Malaga waxaa dhaawacyo uga maqnaan doona xiddigaha garbaha kaga duula ee Juankar iyo Adalberto Penaranda.

Sidoo kale waxaa shaki laga muujinayaa Taam ahaanshaha laacibtiinteeda qadka dhexe ee Adrian Gonzalez iyo Recio.

Ogeysiiska Ciyaarta:

Kulanka: Malaga vs Barcelona (La Liga)

Goobta: Estadio La Rosaleda

Goorta: 10:45 Habeenimo

Garsoorka: Juan Martinez (Spain)

Safafka Macquulka ah ee Malaga vs Barcelona:

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles