Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

WAA WAREEY: Madaxwayne Bastoolad la soo galay Garoonka kaddib…Sawirro+Muuqaal

$
0
0

(Greek) 12 Maarso 2018. Waxaa la baajiyay kulan darbi ah oo u dhexeeyay kooxaha PAOK iyo AEK Athens, kaddib markii uu garoonka Bastoolad la soo galay Milkiilaha naadiga hore.

PAOK ayaa heshay gool dhammaadka ciyaarta daqiiqadii 89-aad taa oo ay guul ku gaari kartay inkastuu gorsooraha marka hore xaqiijiyay goolka misane dib ayuu ka diiday.

Arrinkaa ayaa waxay aad uga careysiisay Milkiile Ivan Savvidis kaa oo Bastoolad la soo galay garoonka, waxayna midaa sababtay in la joojiyo ciyaarta daqiiqadihii ka harsanaa isla markaana lagu kala tago.

Warar dhawaan gal ah ayaa tibaaxaya iminka in la baajiyay dhammaan kulamadii kale ee horyaalka dalka Greek kaddib dhacdadan.

Xiriirka AFP ayaa go’aansaday inay dhacdadan talaabo ka qaadaan isla markaana ay baajiyaan kulamada kale ee horyaalka:

Daawo:

 PAOK owner, businessman Ivan Savvidis invaded the pitch with a gun on his belt

 PAOK owner Ivan Savvidis enters the pitch to remonstrate with referee in Greece

VIDEO: Greek derby abandoned as furious PAOK owner charges onto pitch with gun

PAOK owner, businessman Ivan Savvidis invades into the pitch during the Greek League soccer match between PAOK and AEK Athens in the northern Greek city of Thessaloniki, Sunday, March 11, 2018. Savvidis invaded the pitch twice. The second time, without the overcoat he was wearing before, a pistol was clearly visible in its holder. AEK officials claim Savvidis threatened the referee during his first foray into the pitch, before being pulled away by his retinue. (InTime Sports via AP)

PAOK owner, businessman Ivan Savvidis invades into the pitch during a Greek League soccer match between PAOK and AEK Athens in the northern Greek city of Thessaloniki, Sunday, March 11, 2018. Savvidis came on the field twice and was accompanied by bodyguards. On the second occasion, without the overcoat he was wearing before, Savvidis appeared to be carrying a pistol which was in its holder. Savvidis made no move to use the weapon at any time. (InTime Sports via AP)

MUUQAAL:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles