Ronaldo iyo Messi oo ka soo muuqday Liiska ANSHAX LAAWAYAASHA….(Aqriso 9-kii...
(Europe) 12 Maarso 2018. Jamie Carragher ayaa Ceeb lugaha kula jira kaddib markii uu wajiga ka Candhuufay gabar 14-jir ah. Daaficii hore ee Liverpool ee iminka ka howl gala hilinka Skysport ayaa...
View ArticleMessi oo sheegay in wax WAL WAL ah uusan ka qabin inuu dib u soo noolaaday...
(Spain) 12 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa soo labo kaceleeyay isagoona dib u helay qaab ciyaareedkiisii wacnaa, balse Hal sabab Darteed Messi wax wal wal ah kama qabo midaa. Labada Xiddig oo Balon...
View ArticleSHEEKO YAAB LEH: Neymar oo Fariin u soo diray Marcelo si uu ugu sii gudbiyo...
(Europe) 12 Maarso 2018. Neymar ayaa lacagihii ugu badnaa ebid kubbada cagta xagaaga ugu biiray PSG balse waxaa xowli ku socda wararka xanta ah ee sheegaya inuu doonayo inuu durba ka soo tago kooxda...
View ArticleDavid Silva oo ka hadlay Xaalada wiilkiisa Dhiciska ee ka Xanuunsanaa baryahan
(England) 13 Maarso 2018. David Silva ayaa dhaliyay labadii gool ay xalay kooxdiisa Manchester City kaga adkaatay Stoke City taa oo la micno ah in kooxda Pep Guardiola ay u baahan tahay labo Guul oo...
View ArticleSAWIRRO: Manchester City oo gaartay Abu Dhabi
(Abu Dhabi) 13 Maarso 2018. Manchester City ayaa u duushay oona gaartay Abu Dhabi iyadoo ka warqabta in loo caleemo saari doona Premier League haddii ay guuleysato labada kulan ee soo socota. Kooxda...
View ArticleXiddigaha Manchester United oo Cabsi wayn soo wajahday kaddib Hoteelkii ay...
(Manchester) 13 Maarso 2018. Xiddigaha Manchester United ayay cabsi wayn soo wajahday ka hor kulankoooda caawa ee Sevilla kaddib markii Bambo laga sheegay hoteelka ay deganaayeen. Kooxda Jose Mourinho...
View ArticleSAWIRRO: Bayern Munich oo u duushay Turkiga
(Munich) 13 Maarso 2018. Xiddigaha Bayern Munich ayaa u soo duulay dalka Turiga si ay habeen dambe ula ciyaaraan naadiga Besiktas lugta labaad ee wareega 16 ka Champions League. Camaaliqada reer...
View ArticleBetroolka oo Guul darro la’aan ah kulankii 3-aad oo xiriir ah Somalia Premier...
(Muqdisho) 13 Maarso 2018. Naadiga Savaana ee dhawaan la baxday magaca Batroolka ayaa guul darro la’aan ah kulankii saddexaad oo xiriir ah Somalia Premier League kaddib bar baro 0-0 ay galabta la...
View ArticleKabtanka Chelsea oo DIGNIIN u diray Barcelona
(England) 13 Maarso 2018. Chelsea ayaa habeen dambe u safri doonta Spain si ay lugta labaad ee wareega 16 ka Champions League ula soo ciyaarto Barcelona. Kabtanka Chelsea Garry Cahill ayaa u diray...
View Article“Firmino markasta Miraayaduu isku fiiriyaa, Maxamed Saalaxna…”.-Chamberlain...
(England) 13 Maarso 2018. Laacibkii hore ee Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ee iminka ka tirsan Liverpool ayaa fikirkiisa dhiibtay mar lagu guda jiray xayaysiin cusub ay u sameynayeen Nivea Men. James...
View ArticleChelsea oo kulanka habeen dambe ee Barcelona uga faa’iideysanaysa inay wada...
(Europe) 13 Maarso 2018. Chelsea ayaa u safreysa Spain si ay habeen dambe ula ciyaarto Barcelona lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League iyadoo ay xusid mudan tahay in lugtii hore ay ku kala...
View ArticleNEYMAR oo AABIHII ku yiri: “Soo Dhamee heshiiska Real Madrid haddii kale….”.
(Europe) 13 Maarso 2018. Neymar ayaa lacagihii ugu badnaa ebid kubbada cagta ugu soo dhaqaaqay PSG suuqii xagaaga balse durba waxaa iminka si wayn lala xiriirinayaa inuu ka soo dhaqaajin doono kooxda...
View ArticleHabeenkii ay Chelsea sida Xun uga OOHISAY Lionel Messi….(Sidee wax u...
(Spain) 13 Maarso 2018. Barcelona ayaa habeen dambe beydkeeda Camp Nou ku marti qaadeysa Chelsea lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League, balse hoosta ka xariiqo waa garoonkii ay Blues uga...
View ArticleLukaku oo furka ku tuuray saaxiibadiisa Manchester United kaddib guul daradii...
(Manchester) 14 Maarso 2018. Romelu Lukaku ayaa furka ku tuuray xiddigaha Manchester United kaddib markii xalay laga soo reebay Champions League. Red Devils oo la saadaalinayay inay u soo gudbi doonto...
View ArticleMaxamed Saalax oo Twitter ka uga Jeex Jeexay Man United kaddib markii xalay...
(England) 14 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa baraha Bulshada uga jeex jeexay Manchester United kaddib markii xalay laga soo reebay tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Yurub ee Champions League....
View ArticleMan United oo SAWIRRO QOSOL LEH laga sameeyay kaddib markii xalay laga soo...
(England) 14 Maarso 2018. Manchester United ayaa xalay laga soo reebay tartanka ugu xiisaha badan ee Champions League kaddi markii ay guul darro lama filaan ah kula kulmeen Sevilla oo 2-1 ku...
View ArticleXaqiiqooyin ku aadan kulanka caawa ee Barcelona vs Chelsea
(Europe) 14 Maarso 2018. Barcelona iyo Chelsea ayaa caawa ku ciyaari doona Camp Nou lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League iyadoo lugtii hore ee Stamford Bridge lagu soo kala baxay 1-1. Haddaba...
View ArticleWARBIXIN: Maxay Caawa Chelsea ugu fiican tahay inay Rigoore ku gasho...
(Europe) 14 Maarso 2018. Chelsea ayaa laga yaabaa inay u fiican tahay in Rigoore laga dhigo caawa halkii Bulusiyoon laga dhigi lahaa kulanka ay Nou Camp kula ciyaareyso Barcelona. Blues ayaa lugtii...
View ArticleDEG DEG: Horseed oo dib hogaanka ula qabatay Dekadaha
(Muqdisho) 14 Maarso 2018. Horseed ayaa hogaanka Somalia Premier League dib ula qabatay Dekadaha kaddib markii ay galabta 3-0 uga adkaatay Woxool. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0....
View ArticleLaacib soo maray kooxo ka dhisan Premier League iyo Serie A oo BURCAD isku...
(England) 14 Maarso 2018. Laacib soo maray mid ka mid ah kooxaha ka ciyaara Premier League ayaa la xiray kaddib markii looga shakiyay fal burcadnimo ah taa oo keeni karta in 11 sano jeelka la dhigo....
View Article