Carles Rexach oo Daaha ka rogay SHEEKO DHEER oo aadan ka garaneyn Lionel Messi!!
(Europe) 14 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa caawa Nou Camp ku soo dhaweyn doona Chelsea lugta labaad ee wareega 16-ka Champions Lague. Xiddiga reer Argentina ayaa goolkiisii ugu horreeyay ebid...
View ArticleChelsea oo ugu dambeyn xalisay Caqabadii heysatay
(London) 14 Maarso 2018. Chelsea ayaa ugu dambeyn xalisay Caqabadii baryahaan heysatay ee ku aadaneyd Mashruuca 1-ka Bilyan ku kacaya ee dib u dhiska loogu sameynayay garoonkeeda Stamford Bridge. Hal...
View Article5-jeer ayuu iska diiday inuu matalo xulka Dalkiisa, Maxaase u galay Riyad...
(Europe) 14 Maarso 2018. Taageerayaasha Manchester United ayaa ku qarwaya Wissam Ben Yedder kaddib markii uu xalay ka soo reebay tartanka Champions League iyagoo waliba ku ciyaaraya gegadooda Old...
View ArticleHORDHAC: Arsenal vs AC Milan
(Europe) 15 Maarso 2018. Arsenal ayaa caawa Emirates Stadium ku marti galineysa kooxda AC Milan lugta labaad ee wareega 16 ka Europe League. Gunners ayaa lugtii hore ee lagu soo ciyaaray talyaaniga ku...
View ArticleAlvaro Morata oo xalay ku kacay ANSHAX XUMO tii ugu darneyd..(SAWIRRO+MUUQAAL)
(Europe) 15 Maarso 2018. Alvaro Morata ayaa xalay ku kacay fal anshax daro ah taa oo u keeni karta in lagu ganaaxo. Xiddiga reer Spain ayaa markale keydka loo dhaa dhiciyay ciyaartii xalay ay Barcelona...
View ArticleAntonio Conte oo si WAALAN u Ammaanay Messi iyo Laacibka oo u soo JAWAABAY
(Europe) 15 Maarso 2018. Tababare Antonio Conte ayaa si daran u ammaanay xiddiga Barcelona oo xalay lugtiisa ku reebay kooxda Chelsea. Messi ayaa labo dhaliyay isla markaana sabab u ahaa goolka...
View ArticleBoqorka Barca oo xalay dhaliyay Goolkiisii 100-aad ee Champions League…(Muxuu...
(Spain) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay Labo gool ka dhaliyay Chelsea kulankii ay 3-0 uga adkaadeen taa oo micno gaar ah u sameysay. Labada gool ayaa uga dhigan wiilka reer Argentina...
View Article“Aniga ayaa Sabab u ahaa inay harto Chelsea.”. Laacibka ka tirsan Blues oo is...
(Europe) 15 Maarso 2018. Xiddigaha Chelsa ayaa sameeyay qaladaad labadii lug ay Barcelona la ciyaareen wareega 16 ka Champions League taa oo sababtay inay ka haraan Champions League kaddib 3-0 oo xalay...
View ArticleXaalka Messi waa Sidan Markasta oo CANUG loo DHALO, Laakiin Ma ogtah in...
(Spain) 15 Maarso 2018. Messi ayaa xalay markale goobta ka kaabeeyay kaddib cashar uu u dhigay Chelsea. Gool ayuu uga naxsaday bilowgii ciyaartaba, dabadeed wuxuu farta goo kale ka saaray saaxiibkii...
View ArticleCosta weli Ciil buu u qabaa Conte….(Arag wixii uu sameeyay kaddib markii...
(London) 15 Maarso 2018. Diego Costa ayaa ka mid ahaa xiddigihii Antonio Conte u suuro galiyay inuu sanadkisii ugu horreeyay ee Chelsea uu ku guuleysto Premier League laakiin waji fiican kooxda ugama...
View ArticleMessi oo Xalay si Xun u galay Saaxiibkiisii Yaraanta ee Fabregas…(DAAWO TUU...
(Spain) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay si Xun yeelay saaxiibkii Cesc Fabregas ciyaarti ay 3-0 uga adkaadeen Chelsea Nou Camp. Xiddiga reer Argentina iyo kubbad qaabeeyaha reer Spain ayaa...
View ArticleMUUQAALO QOSOL BADAN: Messi oo si Xun u garaacay Chelsea iyo Conte oo Cararay
(Europe) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay wacdaro muuqata ku dhigay Chelsea kaddib markii uu labo gool ka dhaliyay midna ku dhiibay dheeshii ay 3-0 uga adkaadeen. Bilowgiiba Messi ayaa gool uga...
View Article8-koox oo kala Jaan ah oo isugu soo baxay wareega 8-da Europe League
(Europe) 16 Maarso 2018. Kooxaha waa wayn sida Arsenal, Atletico Madrid iyo Lazio ayaa isugu soo baxay wareega sideed dhammaadka Europe League. Laakiin waxaa sheekada xiiso u yeelaya in kooxaha isku...
View Article“Neymar iyo Griezmann kee dooneysaa inuu ku soo biiro Real Madrid?”.-...
(Madrid) 16 Maarso 2018. Dani Carvajal ayaa wax laga waydiiyay midka uu jeclaan lahaa inuu kula soo biiro Real Madrid, Xiddiga PSG Neymar iyo weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann. Duwaha...
View ArticleC/Casiis Hoomey oo guuldarro ka bad baadiyay Jeenyo
(Muqdisho) 16 Maarso 2018.Jeenyo ayaa waqti dambe bar baro ka heshay kooxda Elman ciyaar xiiso badan oo ka dhacday garoonka Koonis. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0, Xiddiga lambarka...
View Article“Si Xun iilama hadli kartid aniga.”.-Messi oo INDHAHA u Shitay Garsoorihii...
(Spain) 16 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa hadalo kululu ku yiri Garsoore Damir Skomina oo dhex dhaxaadinayay kulankii ay 3-0 uga adkaadeen Chelsea Champions League. Xiddiga reer Argentina ayaa la...
View ArticleQORMADA JIMCAHA: Ma Ogtahay in Marouane Fellaini uu noqday Laacibkii ugu...
(England) 16 Maarso 2018. Qormadeena Jimcaha ee Usbuucan waxaan ku soo qaadaneynaa laacibka ku caanka ah Timaha Afraha ee uu sida wayn uga helo Jose Mourinho ee Marouane Fellaini. Haddaba Ma Ogtahay in...
View ArticleReal Madrid iyo Robert Lewandowski oo heshiis wada gaaray
(Europe) 17 Maarso 2018. Real Madrid ayaa la warinayaa inay heshiis mabda’ ahaan la gaartay dhaliyaha Bayern Munich ee Robert Lewandowski. 29-jirka ayaa bilooyinkii tagay oo dhan lala xiriirinayay inuu...
View ArticleXULKA SPAIN: Morata oo la cunay iyo Alonso oo markii ugu horreysay loo yeeray
(Spain) 17 Maarso 2018. Tababaraha xulka Spain Julen Lopetegui ayaa shaxdiisa kulamada saaxiibtinimo ee Germany iyo Argentina ka reebay weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata. 25-jirka ayaa waxaa...
View ArticleRio Ferdinand oo sheegay Farqiga ugu WAYN ee u dhexeeya Ronaldo iyo Messi!!
(Europe) 17 Maarso 2018. Rugcdaagii hore ee Manchester United Rio Ferdinand ee iminka Faaqida ciyaaraha ayaa ka hadlay waxa ay ku kala duwan yihiin labada waqtigan ugu fiican kubbada cagta ee Lionel...
View Article