(Europe) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay wacdaro muuqata ku dhigay Chelsea kaddib markii uu labo gool ka dhaliyay midna ku dhiibay dheeshii ay 3-0 uga adkaadeen.
Bilowgiiba Messi ayaa gool uga naxsaday Blues iyadoo ay ciyaart socon saddex daqiiqo xitaa, wuxuu gool kale farta ka saaray Ousmane Dembele daqiiqadii 20-aad.
Xiddiga reer Argentina ayaana goolka saddexaad ku soo xiray ciyaarta qeybta labaad.
Haddaba waxaa Muuqaalo Maad leh laga sameeyay xasuuqii uu Messi xalay u geystay kooxda reer London.
DAAWO MUUQAAL AY OH MY GOAL KA SAMEYSAY:
MUUQAAL KALE oo ay sameysay 90minute
Gool FM.