Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

8-koox oo kala Jaan ah oo isugu soo baxay wareega 8-da Europe League

$
0
0

(Europe) 16 Maarso 2018. Kooxaha waa wayn sida Arsenal, Atletico Madrid iyo Lazio ayaa isugu soo baxay wareega sideed dhammaadka Europe League.

Laakiin waxaa sheekada xiiso u yeelaya in kooxaha isku soo baxay ay dhammaan kala jaan yihiin oo ma jirto labo koox oo isku dal ah.

England (Arsenal), Germany (RB Leipzig), France (Marseille), Austria (Salzburg), Italy (Lazio), Portugal (Sporting CP), Russia (CSKA Moscow), iyo Spain (Atletico Madrid).

Salzburg waa naadigii ugu horreeyay ee reer Austria ee ebid soo gaara heerkan tartanka Europe League.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles