Messi oo Go’aan ka gaaray Laacibkii Badeli lahaa Iniesta!!!
(Spain) 17 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa la warinayaa inuu go’aan ka gaaray laacibkii buuxin lahaa booska Andres Iniest. Kubbad qaabeeyaha reer Brazil ayaa soo gaaray waqtigiisii dhammaadka ee...
View ArticleMessi oo bilaabay inuu u soo dhawaado Andre Gomes kaddib markii uu Laacibku...
(Catalonia) 17 Maarso 2018. Xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Andre Gomes ayaa dhawaan afka kala furtay isagoona sheegay inay Cadaab ku noqotay ku soo biiristiisa Barcelona isla markaana uu xitaa...
View ArticleArsenal oo ku raad joogta Modric iyo Real Madrid oo badelkiisa ka dhex heshay...
(Europe) 17 Maarso 2018. Warar ka imaanaya Spain ayaa tibaaxay in Gunners ay xiiseynayso kubbad qaabeeyaha Real Madrid ee Luka Modric si ay xagaaga dib u habeyn ugu sameyso qadkeeda dhexe. Sida uu...
View Article“Marka aad isku fiiriso Hadda iyo sidii aan ahaa 5-sano ka hor…..”. Maxamed...
(England) 17 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa daaha ka rogay Sirta ka dambeysa qaab ciyaareedka wacan uu ku jiro baryahan isagoona ku sheegay midaa in qaabka looga ciyaaro Premier League ay ku...
View ArticleHaddii uu Neymar ku biiro Real Madrid, Barcelona waxay Iyana qaadeysaa...
(Spain) 17 Maarso 2018. Real Madrid ayaa dooneysa Neymar iyadoo ay jirto inuu soo maray kooxda cadawogeeda ee Barceloona, waxayna wiilka reer Brazil ku darsatay Liiskeeda xagaaga. 26-jirka ayaa waqti...
View ArticleLiverpool oo 5-gool uga badisay Watford iyo Maxamed Saalax oo goolasha dhan...
(England) 17 Maarso 2018. Liverpool ayaa 5-0 uga adkaatay naadiga Watford iyadoona soo degtay kaalinta saddexaad ee Premier League. Caawa waxaa goobta iska lahaa Maxamed Saalax oo Afar gool dhaliyay...
View ArticleWOOOOW: 4-gool iyo hal Caawin, Maxamed Saalax oo noqday laacibkii ugu...
(England) 17 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa caawa dhigay wacdaro aan innaba caadi ahayn kaddib markii uu dhaliyay afar gool isla markaana uu caawiyay goolka kale ciyaartii ay 5-0 uga adkaadeen...
View ArticleHORDHAC: Real Madrid vs Girona
(Spain) 18 Maarso 2018. Real Madrid ayaa markii ugu horreysay Bernabeu ku marti galineysa kooxda dhawaan soo dalacday ee Girona. Wararka Labada dhinac: Sergio Ramos iyo Gareth Bale ayaa si gaar ah...
View ArticleKulamada la ciyaarayo Serie A iyo Saacadaha ay soo galayaan
(Italy) 18 Maarso 2018. Juventus ayaa xalay bar baro 0-0 la dhaafi waysay kooxda yar ee SPAL 2013 iyadoona is dhaafisay fursad ay uga sii fogaan kartay Napoli. Haddaba ka bogo kulamada la ciyaarayo...
View ArticleDhaqanka Wanaagsan waxaa leh Diinteena Islaamka: Arag wixii uu sameeyay...
(England) 18 Maarso 2018. Maxamed Saalax waa Cajiib marka uu garoonka ku jiro iyo marka uu ka maqan yahayba. Laacibka reer Masar ayaa afar gool dhaliyay xalay isla markaana caawiyay mid kale kulankii...
View ArticleLabo Laacib oo CAAN ah oo ka tagaya Premier League si ay uga qeyb qaataan...
(England) 18 Maarso 2018. Premier League ayaa Dagaal Militery ku wayn doona labo ka mid ah xiddigaheeda ugu caansan. Weeraryahanka Tottenham Heung-Min Son iyo xiddiga qadka dhexe ee Swansea City Ki...
View Article“Lionel Messi weligii kuma biiri doono kooxaha ka dhisan Premier League maxaa...
(Spain) 18 Maarso 2018. Lionel Messi marna kuma biiri doono kooxaha ka dhisan Premier League waayo koobabka uu kula guuleysanayo Barcelona meel kale kama heli karo, waxaa sidaa qaba Sergio Busquets....
View Article“Haddii aan ahaan lahayn Laacib kubbada cagta ah waxaan…”. Maxamed Saalax oo...
(England) 18 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa xalay dhigay wacdaro wayn kaddib markii uu Afar gool ka xareeyay Watford isla markaana uu gool kale ku dhiibay ciyaartii ay 5-0 uga adkaadeen. Wuxuu noqday...
View ArticleChelsea oo u soo baxday Semi Final ka FA Cup…+SAWIRRO
(England) 18 Maarso 2018. Chelsea ayaa u soo baxday Semi Final ka FA Cup kaddib markii ay 2-1 uga adkaatay Leicester City. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 oo ay Blues ku...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka Semi Final ka FA Cup oo la sameeyay…(Man United oo qoorta...
(England) 18 Maarso 2018. Waxaa la soo saaray isku aadka Semi Final ka ama afar dhammaadka tartanka ugu qadiimsan England ee FA Cup. Manchester United ayaa qoorta loo galiyay Tottenham. Halka Chelsea...
View ArticleLionel Messi oo kulankii caawa ee Athletic Bilbao ka hor u sheegay xiddigaha...
(Spain) 18 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa shabaqa tagay kulankii ay dhawaan Barcelona 2-0 uga adkaatay naadiga Athletic-Bilbao. Camaaliqada Spain ayaa ku sii dhawaaneysa hanashada La Liga iyagoon...
View Article“Lalabo iyo SHUBAN ayaan maaro isaga waayay, marna Ciyaaraha Ayaan ka...
(London) 18 Maarso 2018. Geesiga Arsenal Per Mertesacker ayaa Oohin Jabsaday mar uu ka sheekeenayay inuu ku sigtay inuu ciyaaraha ka fariisto kaddib markii uu isdilay saaxiibkii. Daafaca reer Germany...
View ArticleAQRI TIRO KOOB LA SOO SAARAY: Maxamed Saalax ayaa ka fiican Lionel Messi!!!
(Europe) 19 Maarso 2018. Tababare Jurgen Klopp ayaa daaha ka rogay in Maxamed Saalax uu soo hayo wadadii Lionel Messi kaddib afartii gool uu dhaliyay isla markaana goolka kale uu caawiyay ciyaartii ay...
View ArticleKaddib Sanchez, Mourinho oo Man United ku amray inay Laacibkan kala soo...
(England) 20 Maarso 2018. Jose Mourinho ayaa dhawaan Arsenal kala soo wareegay Alexis Sanchez oo jeebka loogu shubo mushaarkii ugu qaalisanaa ebid Manchester United balse ilaa iminka aan waxba u qaban....
View ArticleDaafac soo maray Chelsea oo ugu baaqay kooxdiisii hore inay iska iibiyaan...
(London) 20 Maarso 2018. Baryahaan waxaa cago baan ku taagneyn Eden Hazard iyo Goolhaye Thibaut Courtois. Hazard ayaa labadii sano ee la soo dhaafay lala xiriirinayay Real Madrid oo uu qudhiisa ku...
View Article